Fuddoole maxuu qoonsaday? Bintland Ethiopia miyaa loo doonay

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

DarthSomali
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 954
Joined: Thu Mar 15, 2012 1:43 pm
Location: Secession leads to Peace Let us go Seperate Paths

Fuddoole maxuu qoonsaday? Bintland Ethiopia miyaa loo doonay

Post by DarthSomali »

Waxaa ugu horeeysa asaga oo aanan jacleeyn
qaran somali in uu oo dib u soo noqda
sabbabaha soo socota darteed,waxaa uu
ansixiyay dastuur ku cad in Bintland aayan ka
mid aheeyn Somaliya.
Waxaa ku qoran Dastuurka Binltand xaga
arimaha jinsiyada in qofka Bintland ku dhashaa
ama ku jiraa xeendaabka Bintland in uu
qaadanayo jinsiyada Bintland halkaasi waxaa ka
cad in Faroole iyo inta daba socotaa aayan
marna raali ka aheeyn jinsiyada Somali iyo in aay
soo noqoto midnimo Somali.
Waxaa kale oo jira magaalada Muqdisho sida
aay ku socoto xiligaan ee xaga nabada iyo
horumarka is-dhexgalka umada aay
sabbabeeyso siyaasada Faroole in aay ka
gadmiweeydo umada somali.
Waxaa uu Muqdisho u soo dirsaday duubab hal
beel ah taas oo cadeeyneeyso in Bintland ay
tahay hal beel oo kaliya halka Khaatumo-state,
Maakhir State, Karkaar-state iyo Raascaseeyr-
state ay u soo dirsadeen duubab matalaya
shacbka ku dhaqan goboladaa diidan kala go'ída
Somali, balse aaminsan Somali waxda.
Waxaa meesha ka baxay waxii Mahiga iyo
Faroole maleegayeen ee dastuurka qabyada
qoraalka oo maalin walbaa wax laga bedelayo
welina aanan cadeeyn qormada dastuurka saxda
ah shacabkii lagu dhaqi lahaana aay
diideen,wasiirka dastuurka iyo arimaha
faderaalka mar aay wax ka weeydiisay Faroole in
uu ka mid yahay Qaswadayaasha ayuu ku
jawaabay in Faroole aanan loo haynin magac
balse uu xaq u leeyahay in uu
mucaarado,wallow uu sheegay in aay mudnaan
laheeyd in uu dowlada dhexe ku soo wargeliyo
wax uu ku mucaaradayo eeyan fiicneeyn in Un
ka iyo IGAD leeysku dacaweeyo.
Waxaa meesha ka baxday dastuurkii Bintland oo
aay ansixyeen dhawaan dhagarqabayaasha
Bintland in uusan marna la jaan qaadi karin
dastuurka qabyo qoraalka maadaama maalin
walbaa qodob laga bedelayaayo, roadmapka iyo
Garowe 1 Garowe 2 Galkacayo 3 ujeeddada loo
abuuray waxaa aay ayeed in danaha Bintalnd
laga hormariyo danaha umada
Somalia,xaqiiqdiina waxaa iska horyimid labadaa
ujeedo oo aadka u kala fogaa,waxaa cadaatay in
Somalida aayan ogoleen dastuur laga leeyahay
hadaf guracan iyo sadbuuri ku dhisan xaqdaro
iyo caddaalada oo laga fogaado.
Xagee u socdaa Faroole ama Bintland ?
Waxaan marna shaki ku jirin in dhawaan aay
caddeeyndoonaan in aay ka go`een Somalia
sida Somaliland ,waaa talaabo lagu heshiiyay
kuna cad dastuurka Bintland ee dhawaan la
ansixiyay,hadaba Faroole sow ma noqon geel
ninkii lahaa dhacayo yaa ka soo dhigin Faroole
xad ma laha xuduudiisa waxaa xargaha ka furay
Shariif aanan laheeyn aqoonta siyaasada
somalia,
maxaa laga dhihi karaa r/wasaare C/weli
hadaladiisii uu VOA?
"Nasiib darada jirtaa waxaa weeye Dadka
mucaaradaya Dastuurka Qabyada ah, boqolkiiba
99 maba garanayaan waxyaabaha uu qoraayo
mana haboona qofku inuu wax iska diido isagoo
aan aqoon u laheyn waxa uu diidayaan”
Faroole iyo Bintland ma garanayaan dastuurka
qabyo qoraalka mise waa garanaayeene
danahooda ayuu ka horimaanayaa ujeedada
Bintland waa in aay ka go´daa Somali.
Faroole ma xishoodo ee waa baqaa, waxaase ka
sii xishood daran kana xanuun badan Gaas oo
ah dhaxalkii C/Laahi Yusuf oo og wax umada ay
diidan tahay iyo hirgelinta ujeedooyinka guracan
ee Faroole ama Bintland.
Somalida waxaa la-gudboon inay dib ugu
fiirsadaan Dastuurka Qabyo Qoraalka oo runtii
noqday mid dano kala duwan laga
leeyahay,waxaan marna la qaadan karin in
dastuurka uusan ka soo horjeedin Shareecada
Islaamka.
Waxaan cadeeynayaa in Dastuurka Qabyo
Qoraalka uu aad ugu fogyahay Shareecada,
balse sida laga arko Ansixinta Dastuurka in lagu
ansixinaayo qaabka 4.5 oo ah mid Shareecada
ka fog, qabaa'ilada lagu sheegay nuska sida reer
xamar, Barawaan Madhibaan iyo Jareerweeyn
duubabkooda waxaa ka codsaneynaa in'aysan
ka qeyb-gelin shir ay nus ka yihiin.
Shir somali u dhan tahay fadlan kaga qeyb-gala
iyada oo somalida ay siman tahay, maaha nus,
diida in baarlamaanka Somali aad ku yeelatiin 25
xildhibaan Xaq maaha balse waa gardaro
qaawan, ka faa'iideeysta xiliga lagu jiraa maaha
xiligii hubka leeysku handadayay, laakiin dalka
waxaa ka taliya Amisom. Allow sahal umuuraha.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Fuddoole maxuu qoonsaday? Bintland Ethiopia miyaa loo do

Post by udun »

Ninka waan caayayaa, siyaasadiisana waxbaan ka sheegayaa isma qabato ee mid doono ninyahow. Kolay anigu mid baan ogohoo nin weyn cay waa loo dhaamaa :idea:

Truth is President Faroole is the engine behind Somali politics nowadays. If he does not get what he wants, he has prepared PL to be an independent state with all of its potentials 8-) Either Somalia will be shared by all Somalis, or fuck it, who cares it becomes a dismantled and toothless many states.

For going to Ethiopia, every Somali politician goes there, so what makes President Faroole different. Mind you, Ethiopia is one of the countries who have influence on Somali politics. What is good for one, it is good for others. If others go to Addis Abeba, president A/Raxmaan is no stranger to it.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”