Dr C/Shakuur Sh Cali Jowhar oo ku geeriyooday shil baabuur
Moderator: Moderators
- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Dr C/Shakuur Sh Cali Jowhar oo ku geeriyooday shil baabuur
Alle Ha U Naxariistee Dr Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar Oo Ka Mid Ahaa Dhakhaatiirta Waaweyn Ee Somaliland Oo Ku Geeriyooday Shil Baabuur
Gorayo-Cawl (Ramaas) May 13,2012 – Alle ha u naxariistee Dr Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar oo ahaa dhakhtar dhinaca maskaxda ah ayaa goor dhawayd ku geeriyooday shil baabuur ka dhacay duleedka galbeed ee Magaaladda Boorama.
Alle ha u naxariistee Dr Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar, ayaa gaadhi uu watay oo marayey deegaanka Gorayo-Cawl, gaar ahaan meesha loo yaqaano Tulli oo ah jidkii shalay Madaxwayne Siilaanyo xdhiga ka jaray uu kula qalibmay, halkaasi oo uu ku geeriyooday.
Gaadhiga Marxuumka la dhacay ayaa waxa ku wehelinayey Xaaskiisa iyo haweenay Eddo u ahayd dhakhtarka geeriyooday, kuwaasi oo iyagana uu soo gaadhay dhaawacyo kala duwan.
Alle ha u naxariistee Marxuum Dr Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar, ayaa ka hor intii aanu gaadhigu la qalibmin waxa uu ka ambo-baxay Magaaladda Hargeysa ee caasimada Hargeysa oo uu xarun caafimaad ku leeyahay.
Dhaawacyada labada haweenka ah ee la socday dhakhtarka geeriyooday ayaan ilaa hadda aanay kala cadayn in la geeyay dhinaca cisbitaalka Boorama iyo in la keenay cisbitaalka guud ee Magaaladda Hargeysa.
La soco wixii ka soo kordha shilkan khasaaraha keenay
AUN

- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Dr C/Shakuur Sh Cali Jowhar oo ku geeriyooday shil baabu
R.I.P Abdi-shakur, he will be missed by many. He was a great person and asset for Somaliland doctors community. 
Re: Dr C/Shakuur Sh Cali Jowhar oo ku geeriyooday shil baabu
I didnt even know we had a psychiatrist and now he is dead
AUN
AUN
- afisoone
- SomaliNet Super

- Posts: 5509
- Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
- Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu
Re: Dr C/Shakuur Sh Cali Jowhar oo ku geeriyooday shil baabu
Allah u naxariisto ninkaas aamiin. Dumarkii oo gaariga kuwadayna allah u caafiyo dhaawacooda. Dhibka jiro waa Dhulkaas dhul ma aha. Waa keeymo iyo jidad aan la dayactirin 20 sano ee somalidiidka diidanaayeen Soomaalia..
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Dr C/Shakuur Sh Cali Jowhar oo ku geeriyooday shil baabu
It seems your schizophrenia progressively deteriorate over timeafisoone wrote:Allah u naxariisto ninkaas aamiin. Dumarkii oo gaariga kuwadayna allah u caafiyo dhaawacooda. Dhibka jiro waa Dhulkaas dhul ma aha. Waa keeymo iyo jidad aan la dayactirin 20 sano ee somalidiidka diidanaayeen Soomaalia..
Re: Dr C/Shakuur Sh Cali Jowhar oo ku geeriyooday shil baabu
Ilaahey ha u naxaristo, aamin.
-
Niya
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2955
- Joined: Sat Jun 02, 2001 7:00 pm
- Location: At the end of the tunnel, waiting for the light to come on.
Re: Dr C/Shakuur Sh Cali Jowhar oo ku geeriyooday shil baabu
Ilaahey ha uu naxaariisto.
- Methylamine
- SomaliNet Super

- Posts: 6362
- Joined: Sat Jan 01, 2011 7:22 pm
Re: Dr C/Shakuur Sh Cali Jowhar oo ku geeriyooday shil baabu
Allah yarhamak
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Dr C/Shakuur Sh Cali Jowhar oo ku geeriyooday shil baabu
Niya wrote:Ilaahey ha uu naxaariisto.
Salaan sare Niya, long time no see. The Doctor died instantly after they'd car accident, his wife survives but is in critical condition.
- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Dr C/Shakuur Sh Cali Jowhar oo ku geeriyooday shil baabu
These roads man ....So ma aha tii udhaxaysay Borama iyo Dilla.
Tii u maantadan Siilanyo, qayb dhamastiran xadhiga ka jaray?

Last edited by abdikarim86 on Sun May 13, 2012 3:15 pm, edited 1 time in total.
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Dr C/Shakuur Sh Cali Jowhar oo ku geeriyooday shil baabu
Sadly yes, It seems he has lost control of the car break!abdikarim86 wrote:These roads man ....So ma aha tii udhaxaysay Borama iyo Dilla.
Tii u maantadan Siilanyo, qayb dhamastiray xadhiga ka jaray?
- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Dr C/Shakuur Sh Cali Jowhar oo ku geeriyooday shil baabu
Bad way to go, Ilaahey ha unaxariisto.Rightwing wrote:Sadly yes, It seems he has lost control of the car break!abdikarim86 wrote:These roads man ....So ma aha tii udhaxaysay Borama iyo Dilla.
Tii u maantadan Siilanyo, qayb dhamastiray xadhiga ka jaray?
This man was a good doctor in Hargeisa.
- Madelina
- SomaliNetizen

- Posts: 953
- Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
- Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)
Re: Dr C/Shakuur Sh Cali Jowhar oo ku geeriyooday shil baabu
AUN
He was a wonderful man & his death is a great loss not only to his family & friends but Somaliland oo dhan

- Salah Al-Din
- SomaliNetizen

- Posts: 623
- Joined: Thu Nov 13, 2003 7:00 pm
- Location: Faith - Islam ; Ethnicity - Somali; Nationality - Somalilander ; Outlook - Optimistic Alhamdulilah
Re: Dr C/Shakuur Sh Cali Jowhar oo ku geeriyooday shil baabu
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raaji'uun. Allah Yarhama on Dr. Abdishakur Ali Jowhar. Somaliland has lost one of its giants today. May Allah give his family and our nation the will/patience to carry on.
-
Niya
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2955
- Joined: Sat Jun 02, 2001 7:00 pm
- Location: At the end of the tunnel, waiting for the light to come on.
Re: Dr C/Shakuur Sh Cali Jowhar oo ku geeriyooday shil baabu
Salaama Rightwing. Geeridu waa xaaq lakiin waan ka naxaay siday lama filaanka ah ee uu dhacday. Ilaahay ha uu naxaariisto, reerkiisana sabir iyo imaan Ilaahay ha ka siiyo.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 25 Replies
- 1549 Views
-
Last post by Aliyah99
-
- 7 Replies
- 1152 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 3 Replies
- 523 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 375 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 12 Replies
- 3548 Views
-
Last post by sahal80
-
- 4 Replies
- 926 Views
-
Last post by Nubis
-
- 8 Replies
- 1326 Views
-
Last post by mahoka
-
- 4 Replies
- 862 Views
-
Last post by SuperLander
-
- 0 Replies
- 550 Views
-
Last post by Hiiraan boy