Future somali president cali khaliif galaydh in mogadishu

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Eaglehawk
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3557
Joined: Sun Dec 27, 2009 3:33 pm
Location: God, Clan and Country
Contact:

Future somali president cali khaliif galaydh in mogadishu

Post by Eaglehawk »

Image
ruugcadagi so rogaal celi
Wafdi uu hogaaminayo proff: cali khaliif galaydh oo lagu wado inuu goor dhaw gaadho magaalada muqdisho
admin3 | May 13, 2012 | 0 comments
Prof cali khaliif galaydh ayaa lagu wadaa in uu soo gaadho magaalada muqdisho saacadaha fooda inagu haya isagoo ay ku waheliyaan safarkiisa masuuliyiin sar sare kuwaas oo baryihii ugu danbeeyay safaro kala nooc-nooca kumarayey wadamo kuyaala qaarada afrika oo ay kamid ahaayeen Ethiopia ,Kenya iya wadamo kale oo kuyaala qaarada afrika .

Raysalwasaarihii hore ee dalka soomaaliya cali khaliif galaydh ayaa lagu wadaa in uu gaadho saacadahan soosocda magaalada muqdihso isagoo lagu wado inuu kaqayb galo shirwaynaha lagu wado in lagu ansixiyo dastuur ay soomaaliya yeelanayso.

Dhinaca kale waxaa kuwahelinaya Prof Cali Khaaliif Galaydh safarkiisa Masuuliyiin katirsan Maamulka Khaatumo iyo siyaasiyiin udhashay dalka soomaaliya .

Proff: ayaa kamid ah golaha G10 ee maamulka khaatumo uu leeyahay isagoona utaagan siyaasada dibada ee maamulka khaatumo state of soomaaliya.

Magaalada muqdisho ayaa waxaa ka socda qabanqaabo ah sidii loo soo dhawayn lahaa raysalwasaarihii hore ee soomaaliya ahna xubin kamid ah golaha G10 ee maamulka khaatumo state Prof cali khaliif galaydh, iyagoo na ay kaqayb qaadanayaan soo dhawayntaa golaha sare ee dhaqanka maamulka khaatumo state oo iyagu dhawaanahanba kusugnaa magaalada muqdihso ee caasimada dalka soomaaliya , dawlada dhexe ee soomaaliya iyo qaybaha kala duwan ee bulshada soomaaliyeed ee kudhaqan magaalada muqdisho.

goor dhaw lasoco sawirada iyo dabaaldaga soo dhawaynta wafdigan ee magaalada muqdisho

info@kismaayo24.com
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”