AUN: Real Estate Tycoon Haji Ibrahim Unlaaye passed away

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Cinque Mtume
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4005
Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
Location: Tres Puntos

AUN: Real Estate Tycoon Haji Ibrahim Unlaaye passed away

Post by Cinque Mtume »

Nairobi:-(Allkisima)-TACSI)/Waxaa xalay ku geeriyooday gurigii uu ka degganaa Magaalada Nairobi Marxuum xaaji IBRAAHIM OSMAN(Unlaaye)-oo in-dhawaalaba ku xanuunsanayey magaaladatan Nairobi.
Marxuumka ayaa xalay 5:30-subaxninmo ku geeriyooday gurigiisa,waxaana isla-maanta lagu aasay salaaddii duhur ka-dib Qabuuraha(Langata)-ee magaalada Nairobi.
Haddaba marxuumka Waxaa halkan Eheladii &qaraabadii uu ka tagay tacsi uga diraya bahda shabakaddan-(Allkisima),waxaana ay ilaah uga baryaayaan inuu ka waraabiyo jannadii fardoowsa sidoo kale waxa ay alle uga baryaayaan inuu sammir iyo Iimaan ka siiyo Intii uuka tagay.


=======

Marxuumka practically built the city of Kismayo after the Italians left AUN
Last edited by Cinque Mtume on Mon May 14, 2012 12:25 pm, edited 1 time in total.
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: AUN: Real Estate Tycoon Haji Ibrahim Unlaaye passed away

Post by tightrope »

AUN
User avatar
maryandagan
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 268
Joined: Wed Mar 09, 2011 3:44 am

Re: AUN: Real Estate Tycoon Haji Ibrahim Unlaaye passed away

Post by maryandagan »

allaha janadii fardosa kawarabiyo,

lucky for him he build several mosques in kismayo and mogadishu...allaha ajaar kasiyo

he was very person ,
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: AUN: Real Estate Tycoon Haji Ibrahim Unlaaye passed away

Post by FBISOMALIA »

AUN
User avatar
Cinque Mtume
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4005
Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
Location: Tres Puntos

Re: AUN: Real Estate Tycoon Haji Ibrahim Unlaaye passed away

Post by Cinque Mtume »

maryandagan wrote:allaha janadii fardosa kawarabiyo,

lucky for him he build several mosques in kismayo and mogadishu...allaha ajaar kasiyo

he was very person ,
amiin.

He also built the maternity ward for Kismayo's hospital.
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: AUN: Real Estate Tycoon Haji Ibrahim Unlaaye passed away

Post by gemini07 »

AUN. :rose:
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: AUN: Real Estate Tycoon Haji Ibrahim Unlaaye passed away

Post by Adali »

AUN familkii uu ka tahay samir alle ha ka siiyo.
Niya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2955
Joined: Sat Jun 02, 2001 7:00 pm
Location: At the end of the tunnel, waiting for the light to come on.

Re: AUN: Real Estate Tycoon Haji Ibrahim Unlaaye passed away

Post by Niya »

Ilaahey haa uu naxaaristo, ehelkiisana sabir iyo imaan Ilaahey haa siiyo. Aamiin
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: AUN: Real Estate Tycoon Haji Ibrahim Unlaaye passed away

Post by Executive »

Ilahaay ha unaxariisto,

One of the most wealthiest Somali tycoons, a hard working man :up:
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: AUN: Real Estate Tycoon Haji Ibrahim Unlaaye passed away

Post by damu »

AUN
User avatar
CismanMaxamud1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1824
Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
Location: SSDF/Kulmis

Re: AUN: Real Estate Tycoon Haji Ibrahim Unlaaye passed away

Post by CismanMaxamud1 »

AUN
User avatar
Amilla
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1791
Joined: Thu Mar 19, 2009 10:57 am

Re: AUN: Real Estate Tycoon Haji Ibrahim Unlaaye passed away

Post by Amilla »

2012. Not our year. :(
AUN :rose:
User avatar
Awe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1650
Joined: Wed Jun 04, 2008 11:50 am

Re: AUN: Real Estate Tycoon Haji Ibrahim Unlaaye passed away

Post by Awe »

Aun
Amethyst
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1664
Joined: Sun Feb 08, 2009 10:12 pm
Location: Viva La Punt!

Re: AUN: Real Estate Tycoon Haji Ibrahim Unlaaye passed away

Post by Amethyst »

Allahu uu naxaaristo, Marxuumka. Dadkuu ka dhintayna sabir iyo imaan Ilaahey haa siiyo. Ameen.
User avatar
Awe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1650
Joined: Wed Jun 04, 2008 11:50 am

Re: AUN: Real Estate Tycoon Haji Ibrahim Unlaaye passed away

Post by Awe »

Amethyst wrote:Allahu uu naxaaristo, Marxuumka. Dadkuu ka dhintayna sabir iyo imaan Ilaahey haa siiyo. Ameen.
Ameen
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”