Page 1 of 1
Sh. Boqolsoon oo ka hadlaya Gaalada iyo Fiditaanka Somalilan
Posted: Mon May 14, 2012 9:45 pm
by grandpakhalif
[youtube]Ex2YRDXPwy0&feature=player_embedded[/youtube]
Sheikha boqolsoon Allaha u naxariistaa waxa uu ka sheekaynaya fiditaanka galada oo in badan oo ka mid ah sheekaan in ay ka yimaadaan somaliland isla markan ay ka qeyb galayan dowlada somaliland. Ilaah ha xafido shiikha.
Re: Sh. Boqolsoon oo ka hadlaya Gaalada iyo Fiditaanka Somal
Posted: Mon May 14, 2012 9:52 pm
by CaliBurco
Re: Sh. Boqolsoon oo ka hadlaya Gaalada iyo Fiditaanka Somal
Posted: Mon May 14, 2012 9:58 pm
by grandpakhalif
War dhegayso sheikha wuxuu ka hadlaya yahuuda iyoi gaalada intey somaliland iska soo buuxiyey markaas bay koonfuurta aadan, inalilaahi.
wa tragedy of the highest order.
Re: Sh. Boqolsoon oo ka hadlaya Gaalada iyo Fiditaanka Somal
Posted: Mon May 14, 2012 10:02 pm
by CaliBurco
grandpakhalif wrote:War dhegayso sheikha wuxuu ka hadlaya yahuuda iyoi gaalada intey somaliland iska soo buuxiyey markaas bay koonfuurta aadan, inalilaahi.
wa tragedy of the highest order.
There are gaalo from ethiopia, kenya, burundi, Uganda and soon Sierra Leon in the South, who gives a fock. They can all come to Somaliland as a passage way to the South. I welcome this.
Re: Sh. Boqolsoon oo ka hadlaya Gaalada iyo Fiditaanka Somal
Posted: Mon May 14, 2012 10:11 pm
by Rightwing
grandpakhalif
Sheekhaasi miyaanu dhiman 22 years ago?