Barre Hiiraale Oo Gaaray Degmada Ceelwaaq.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Barre Hiiraale Oo Gaaray Degmada Ceelwaaq.
Ceelwaaq(GMN) Xildhibaan Barre Aadan shire Barre Hiiraale oo kamid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray Degmada Ceelwaaq ee Gobalka Gado.
Barre Aadan Shire Barre Hiraale ayaa waxa uu ka soo ruqaansaday Magaalada Dolow ee xadka Soomaaliya iyo itoobiya oo in mudaa uu ku suganaa.
Safarka barre hiiraale ayaa waxaa ku wehliya Ciidamado farabadan oo uu wato iyo Col: Aadan Koronto oo kamid ah Saraakiisha Dowlada KMG ah ee Dagaalada kala soo horjeeda Ururka Shabaab.
Socdaalka Barre Hiiraale ayaa ahaa mid aan hore loo shaacin waxana arintaa ka danbeysay kadib markii ay isku dhaceen saraakiisha hogamineysa Ciidamada ethopia oo ka mamnuucay inuu ka qeyb qaato howlgalada ay ka wadaan dalka Soomaaliya.
Wararka naga soo garaaya Ceelwaaq ayaa sheegay in hada ay kulamo usocdaan xildhibaan Barre Aadan Shire Barre Hiiraale iyo Saraakiisha Ciidanka DKMG Soomaaliya Ee Gobalkaa kusugan.
Barre aadan ayaa waxa uu ka mid yahay Xildhibaanda kasoo jeeda Gobolka Gedo lana Dagaalamaya Kooxda Alshabab ee Gobaladaa Gacanta Ku hayaa.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4133
- Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm
Re: Barre Hiiraale Oo Gaaray Degmada Ceelwaaq.
Col Adan Koronto is Wagardhac. So Barre fled house arrest?
- Smile-LiKe-SuN-RiSE
- SomaliNet Super
- Posts: 7665
- Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
- Location: Jubbaland
Re: Barre Hiiraale Oo Gaaray Degmada Ceelwaaq.
House arrest
..waryaa maxa ku soo hayo?

Re: Barre Hiiraale Oo Gaaray Degmada Ceelwaaq.
Col Barre runti needs to sit down and retire wuu soo halgamay, but its time. I think that was the best course of action after that whole Ethiopia jail fiasco.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1030
- Joined: Mon Apr 30, 2012 7:59 pm
- Location: "A great civilization is not conquered from without until it has destroyed itself within"
Re: Barre Hiiraale Oo Gaaray Degmada Ceelwaaq.
Inkaar qabahani ma ba dhinto! 

- Smile-LiKe-SuN-RiSE
- SomaliNet Super
- Posts: 7665
- Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
- Location: Jubbaland
Re: Barre Hiiraale Oo Gaaray Degmada Ceelwaaq.
Acudubilah muxuu kugu samayeey..xaasidyahow..kala jeedaConqueror wrote:Inkaar qabahani ma ba dhinto!

- Smile-LiKe-SuN-RiSE
- SomaliNet Super
- Posts: 7665
- Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
- Location: Jubbaland
Re: Barre Hiiraale Oo Gaaray Degmada Ceelwaaq.
This is ceeb take it to the private section guys 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1030
- Joined: Mon Apr 30, 2012 7:59 pm
- Location: "A great civilization is not conquered from without until it has destroyed itself within"
Re: Barre Hiiraale Oo Gaaray Degmada Ceelwaaq.
Personally, nothing. But, people tend to blame him for a lot of bad things.Smile-LiKe-SuN-RiSE wrote:Acudubilah muxuu kugu samayeey..xaasidyahow..kala jeedaConqueror wrote:Inkaar qabahani ma ba dhinto!
Re: Barre Hiiraale Oo Gaaray Degmada Ceelwaaq.
Odayga sonkorta qabbo maad ruunta uu sheegtaan? He will never accomplish anything.
- Smile-LiKe-SuN-RiSE
- SomaliNet Super
- Posts: 7665
- Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
- Location: Jubbaland
Re: Barre Hiiraale Oo Gaaray Degmada Ceelwaaq.
Says...the lifetime loserCaliBurco wrote:Odayga sonkorta qabbo maad ruunta uu sheegtaan? He will never accomplish anything.

Re: Barre Hiiraale Oo Gaaray Degmada Ceelwaaq.
Af Somali ku hadal WalaalSmile-LiKe-SuN-RiSE wrote:Says...the lifetime loserCaliBurco wrote:Odayga sonkorta qabbo maad ruunta uu sheegtaan? He will never accomplish anything.Adigu meshan imaasha heeda maxaad ka dheefta hadi nacnacdaada..qashinka lugu shubo

By the way, stop deleting my posts as they're not offensive.
- Smile-LiKe-SuN-RiSE
- SomaliNet Super
- Posts: 7665
- Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
- Location: Jubbaland
Re: Barre Hiiraale Oo Gaaray Degmada Ceelwaaq.
Yes ur posts are offensive...u don't contribute nothing but negativity to this section..so go fuck off...xaasidyahow caloosha kuusanCaliBurco wrote:Af Somali ku hadal WalaalSmile-LiKe-SuN-RiSE wrote:Says...the lifetime loserCaliBurco wrote:Odayga sonkorta qabbo maad ruunta uu sheegtaan? He will never accomplish anything.Adigu meshan imaasha heeda maxaad ka dheefta hadi nacnacdaada..qashinka lugu shubo
![]()
By the way, stop deleting my posts as they're not offensive.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 49 Replies
- 2149 Views
-
Last post by ModerateMuslim
-
- 0 Replies
- 241 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 0 Replies
- 340 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 15 Replies
- 1558 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 0 Replies
- 326 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 3 Replies
- 1229 Views
-
Last post by GuleedWarsame
-
- 2 Replies
- 650 Views
-
Last post by maxbol