Daawo Video Reer Buuhoodle oo ka hadlay Ceelasha Biyaha ee Ciidamada Somaliland ay ka fariisteen, eedey Kululna u Jeediyey Maamulka Somaliland
Thursday, April 5, 2012, 17:33 Kadib Markii uu saaka jabay Ceelkii Labaad ee Riiga Buuhoodle ayaa Waxa shabakada Wararka Caalamiga ah ee Ceegaagmedia.com la kulantay Qaarkamid ah Xoolo Dhaqata Gobolka Cayn oo ka hadlay saabayta Ceelkani fariistay uu ku yeelan karo Nolasha Xoolahooda iyo guud ahaanba Bulshada Xiligan oo Jilaal lagu jiro.
Sidoo kale Reer Guuraaga Buuhoode ayaa ku eedeeyey Maamulka Somaliland inuu ka fariistay Deegaanadii biyaha ay ka cabi jireen oo kala ahaa sool joogto galgal, kalshaale iyo Maygaagle Warbixin Video ah oo arimahaasi Reer Guuraagu kaga hadlayaa Ceegaagmedia.com ayaa idiin soo diyaarisay ee Hoos ka Daawo.
http://ceegaagmedia.com/?p=4351
[youtube]J8xjaxkfpTo&feature=player_embedded#![/youtube]
Ceelasha Biyaha ee Ciidamada Somaliland ay ka fariisteen,
Moderator: Moderators
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Ceelasha Biyaha ee Ciidamada Somaliland ay ka fariisteen,
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Ceelasha Biyaha ee Ciidamada Somaliland ay ka fariisteen
Horta dawlad ka siyaasad xun tan ma arag. May xadka tagaan intay dadka reer miyiga ah kalifayaan?
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Ceelasha Biyaha ee Ciidamada Somaliland ay ka fariisteen
rw, i dont blame the ciidanka jsl, as im sure u are ware of all the drama meelahaa ka socda. they're probably having difficulty in differentiating whose shacab and who is out to attack them. whose fault is it markaa.?
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Ceelasha Biyaha ee Ciidamada Somaliland ay ka fariisteen
The army need to seal the border to keep on eye on weapon smugglers and change border paradigms instead of constant flow of annoying to the local nomads.
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Ceelasha Biyaha ee Ciidamada Somaliland ay ka fariisteen
Bal lets wait for our uncle udun wuxuu ka yidhaahdo warkan

they have been decimated buu hadalka kaga bilaabiy'e
they have been decimated buu hadalka kaga bilaabiy'e
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Ceelasha Biyaha ee Ciidamada Somaliland ay ka fariisteen
Keyse_0208 wrote:Bal lets wait for our uncle udun wuxuu ka yidhaahdo warkan![]()
they have been decimated buu hadalka kaga bilaabiy'e
lol. where's the other mujaahid original-dervish beryahan?
Re: Ceelasha Biyaha ee Ciidamada Somaliland ay ka fariisteen
Keyse, ma addeerkaa baad igu sheegtay?
Waar SL troops xaggaa aaga Buuhoodle aad baa loogu karbaashay. 2 years ayay ciidanka SL oo dhami kula dagaalamayaan 2 KM oo dhinacna u dhaafi kari la' yihiin. Waa kaas warkii ugu danbeeyey.
Stay tuned from addeer Udun
Waar SL troops xaggaa aaga Buuhoodle aad baa loogu karbaashay. 2 years ayay ciidanka SL oo dhami kula dagaalamayaan 2 KM oo dhinacna u dhaafi kari la' yihiin. Waa kaas warkii ugu danbeeyey.
Stay tuned from addeer Udun
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Ceelasha Biyaha ee Ciidamada Somaliland ay ka fariisteen
We have managed to conduct a short interview with udun today, who told us
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Ceelasha Biyaha ee Ciidamada Somaliland ay ka fariisteen
Keyse_0208 wrote:We have managed to conduct a short interview with udun today, who told us![]()
![]()
![]()
![]()
Maanta oo aanu waraysanay UDUN miyuu yidhi mise waa dhegahayga?
Re: Ceelasha Biyaha ee Ciidamada Somaliland ay ka fariisteen
Waxay ila tahay Keyse reerkoodii buu cajalad kasoo duubay, dabadeedna reerahayagii ku sheegay. Waar raadi cabaadkii ka baxay odaygii addeerkaa ahaa ee General Nuux Taani markaanu waq kaga yeedhsiinay. Waa tii uu lahaa "Waxaa nasoo weeraray Al-Shabaab, TFG, PL, SSC, iyo ONLF." Hands down, that is cabaadkii ka baxay General Nuux Taani. Waa maxay cabaad ka baxay odaygaas Keyse addeerkiis ah markii Kalshaale lagu galay.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 676 Views
-
Last post by BlackVelvet
-
- 3 Replies
- 640 Views
-
Last post by haxxor
-
- 11 Replies
- 1100 Views
-
Last post by Shirib
-
- 16 Replies
- 1770 Views
-
Last post by greenday
-
- 0 Replies
- 365 Views
-
Last post by ababanoah
-
- 29 Replies
- 3915 Views
-
Last post by Strategic
-
- 7 Replies
- 793 Views
-
Last post by garoweboy
-
- 6 Replies
- 1140 Views
-
Last post by IRONm@N
-
- 7 Replies
- 1098 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 13 Replies
- 1963 Views
-
Last post by AsadSL