Page 1 of 2

Somali Ka Naxday Shiidaalka Puntland Oo Qaarkood...

Posted: Wed May 16, 2012 4:23 am
by damu
Uu Wadno Xanuun Uu Ku-Dhacay Isbitaalna Loola Cararay

Image

Kadib markii xalay Shacabkamedia soo daabacay warka farxada leh ee Shiidaalka Puntland laga helay,ayaa waxaa warkan ka-naxay oo dhiig-kar ka-qaaday qaar ka mid ah Soomaalida gudaha iyo dibada ku-dhaqan,kuwaasoo markii maqleen warkii farxada-lahaa ee aan xalay soo daabacnay ee Shiidaalka Puntland laga helay,cuduro uu wadno xanuun ka-mid yahay uu ku-dhacay,taasina ay sababtay in Isbitaalo loola cararo,waxaana kuwaas leenahay cuqdadiiina u-dhinta.

Weli waxaan heynaa tirakoob ku-saabsan Soomaalida ka naxday Shiidaalka Puntland,waxaana ka codsanaynaa akhrisayaasha Shacabkamedia hadii aad hayaan xog ku-saabdan Soomaalidan xanuunsan ee ka naxday warkii farxadda leh ee xalay aan soo daabacnay,inaad noo soo gudbisaan hadii aad bar-garanaysaan qaar ka mid ah dadka loola cararay Isbitaaladda ee wadna xanuunka uu ku-dhacay markii ay maqleen warka farxada aleh ee aan soo daabacnay

Re: Somali Ka Naxday Shiidaalka Puntland Oo Qaarkood...

Posted: Wed May 16, 2012 4:44 am
by AhlulbaytSoldier
kkkkkkkkkkk wishful thinking.
Iam allright guys, alhamdulilah.
This is clear lie.
Many men wish death upon me.

Re: Somali Ka Naxday Shiidaalka Puntland Oo Qaarkood...

Posted: Wed May 16, 2012 5:06 am
by gobdoon
Ka naxow nafta waa, ma khayr ba laga naxa. :som: :som: :som:

Re: Somali Ka Naxday Shiidaalka Puntland Oo Qaarkood...

Posted: Wed May 16, 2012 6:43 am
by maryandagan
:lol:
why would u want to wish to see fellow muslims /somali to fail .....

somali wax iskuma quraan,

puntlanders for ever :up:

Re: Somali Ka Naxday Shiidaalka Puntland Oo Qaarkood...

Posted: Wed May 16, 2012 10:55 am
by FBISOMALIA
let him die even ,why would care for xasiid life ...!!!

Re: Somali Ka Naxday Shiidaalka Puntland Oo Qaarkood...

Posted: Wed May 16, 2012 11:47 am
by sheekh-Farax-zero
i think Hutu-queen is just trolling clown,, ka naxya ee waa kan.

RovingMadness wrote:I hope they never get it. They don't deserve it

Re: Somali Ka Naxday Shiidaalka Puntland Oo Qaarkood...

Posted: Wed May 16, 2012 12:08 pm
by Amilla
Ciil uu dhintaa :lol: :down:

Re: Somali Ka Naxday Shiidaalka Puntland Oo Qaarkood...

Posted: Wed May 16, 2012 12:16 pm
by CismanMaxamud1
:cry: :broken:
Image

Re: Somali Ka Naxday Shiidaalka Puntland Oo Qaarkood...

Posted: Wed May 16, 2012 12:17 pm
by Amilla
Image

Re: Somali Ka Naxday Shiidaalka Puntland Oo Qaarkood...

Posted: Wed May 16, 2012 12:32 pm
by Advo
sheekh-Farax-zero wrote:i think Hutu-queen is just trolling clown,, ka naxya ee waa kan.

RovingMadness wrote:I hope they never get it. They don't deserve it

:lol: :lol: :lol:

Re: Somali Ka Naxday Shiidaalka Puntland Oo Qaarkood...

Posted: Wed May 16, 2012 12:55 pm
by Cinque Mtume
sheekh-Farax-zero wrote:i think Hutu-queen is just trolling clown,, ka naxya ee waa kan.

RovingMadness wrote:I hope they never get it. They don't deserve it
Dameerka uga qaabka daran wa kaa

Re: Somali Ka Naxday Shiidaalka Puntland Oo Qaarkood...

Posted: Wed May 16, 2012 1:02 pm
by CismanMaxamud1
Advo wrote:
sheekh-Farax-zero wrote:i think Hutu-queen is just trolling clown,, ka naxya ee waa kan.

RovingMadness wrote:I hope they never get it. They don't deserve it

:lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: 8-)

Re: Somali Ka Naxday Shiidaalka Puntland Oo Qaarkood...

Posted: Wed May 16, 2012 3:06 pm
by abdisamad3
some skinnies reaction after the oil news update.
Image[/quote]
:lol:

Re: Somali Ka Naxday Shiidaalka Puntland Oo Qaarkood...

Posted: Thu May 17, 2012 4:01 am
by sheekh-Farax-zero
What a pathetic lowlife scum, envy is his 1st name, hate is his middle name and wicked is his last name. :lol:

Re: Somali Ka Naxday Shiidaalka Puntland Oo Qaarkood...

Posted: Thu May 17, 2012 6:35 am
by gobdoon
Cuqdadu wa shey cajaa'ib ah , oo hadana aad xaasidnimo iyo masayr naageed ku darsato.