Odayaal Dhaqameed Ka Socda Somaliland Oo Muqdisho Yimid

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
DarthSomali
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 954
Joined: Thu Mar 15, 2012 1:43 pm
Location: Secession leads to Peace Let us go Seperate Paths

Odayaal Dhaqameed Ka Socda Somaliland Oo Muqdisho Yimid

Post by DarthSomali »

Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee
Aadan Cadde International Air Port waxaa
saakay ka soo degay odayaal dhaqameed ka
socda gobolka Waqooyi Galbeed ee la baxay
Somaliland, iyadoo garoonka diyaaradaha
Muqdisho ay ku soo dhoweeyeen xubno ka
tirsan Dowladda KMG ah.
Madaxda Dowladda ka tirsan ee iyagu soo
dhoweeyay odayaal dhaqameedka reer
Somaliland waxaa ka mid ahaa Wasiiru
Dowlaha Gaadiidka, Badda iyo Dekedaha
Md. Saciid Qoorsheel, wuxuuna sheegay in
odayaasha ka socda gobolada W/Galbeed ee
Somaliland ay u yimaadeen ka qeyb galka
shirka odayaasha dhaqanka uga socda
magaalada Muqdisho.
Wuxuu sheegay Wasiiru Dowlaha Gaadiidka
Badda, Cirka iyo Dhulka Dowladda KMG ah
Md. Saciid Qoorsheel in odayaasha reer
Somaliland ay qeyb ka yihiin shirka
odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ay ku
soo xulayaan ergada ansixineysa dastuurka
qabyo qoraalka ah.
Dhinaca kale ka qeyb galka shirka
odayaasha ee Muqdisho ka socda oo
Dowladda KMG ah horay u sheegtay inay
sugeyso odayaal ka socda gobolada W/
Galbeed ay iminka soo xaadireen shirkaasi,
iyadoo odayaashani ay ka mid noqonayaan
shirweynaha odayaasha Muqdisho uga socda
oo iminka xilli dheeraad ah lagu daray.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”