Somaliland govt calls for 2 days of full celebration 18 may

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Somaliland govt calls for 2 days of full celebration 18 may

Post by The_Emperior5 »

Wasiirka shaqadda oo iclaamiyay laba maalmood oo fasax qaran ah
May 17th, 2012

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka wasaarada shaqada iyo arrimaha Bulshada Mud,Maxamud Axmed Barre-Garaad-,ayaa maanta qoraal uu soo saaray ku sheegay,in Maal-maha Sabtida iyo Axadda ee 19-Ka iyo 20-Ka bishan May ay shaqaaluhu fasax ka noqon doonaan shaqooyinkooda xuska munaasibadda 18-Ka May awgeed.

Wasiirku wuxuu qoraalkiisu waxa uu ku sheegay in sida uu dhigayo xeerka shaqaalaha Rayidka ah haddii mid ama dhowr fasax qaran isku beeg-maan ay shaqaaluhu xaq u leeyihiin inay maal-maha xiga helaan fasaxoodii.
Wasiirka wasaarada shaqada iyo arrimaha Bulshada, waxa uu hanbalyo iyo bogaadin u diray munaasibadda 18-Ka may awgeed, shaqaala-weynaha Jamhuuriyada somaaliland, isagoo u rajeeyey inay sanadkan kiisa kale ku gaadhaan caafimaad iyo Barwaaqo.

Dhinaca kalena Gudoomiyaha hay’ada Shaqaalaha Dawladda Md. Nuux sh.Muuse Ducaale,ayaa isna qoraal uu soo saaray Waxa uu ku sheegay in shaqaalaha Dawladdu ay fasax ka yihiin shaqada maal-maha Sabtida iyo Axadda ee 19 Iyo 20 Bishan May,Iyada oo xuska 18/May uu ku began yahay maalin Jimcaha ah awgeed.
Gudoomiyaha Hay’ada shaqaalaha Dawladdu waxa uu hambalyo u diray munaasibadan awgeed dhammaan shaqaalaha dawlada iyo xaasaskooda.isaga oo u rajeeyey xuskan kiisa kaleku gaadhaan bash-bash iyo barwaaqo iyo caafimaad qab
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somaliland govt calls for 2 days of full celebration 18

Post by The_Emperior5 »

[youtube]ETieKW5pm4I&feature=player_embedded#![/youtube]
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Somaliland govt calls for 2 days of full celebration 18

Post by abdikarim86 »

It's now officially 12am here in the UK
Happy May 18th my fellow people :sland:

Unfortutanely I have an exam tomorrow :down:
User avatar
CaliBurco
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Tue Apr 10, 2012 1:36 pm

Re: Somaliland govt calls for 2 days of full celebration 18

Post by CaliBurco »

:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”