PL Agriculture Minister Begins Irrigation Project

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
CismanMaxamud1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1824
Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
Location: SSDF/Kulmis

PL Agriculture Minister Begins Irrigation Project

Post by CismanMaxamud1 »

"Roobkan beeraha Puntland waa looga faa'ideysanaya''

20 May 20, 2012 - 4:12:15 AM

GAROWE ONLINE

Wasaarada Beeraha Puntland ayaa ka warantay qorshe ay uga faa’idaynayso xili roobaadkan waxana ay sheegeen masuuliyiinta wasaarada beerahu in wakhti dhaw biyaha xili roobaadka mara beeraha Puntland loo keeni doono qalab lagu kaydiyo wakhtiyada aan Roobku di’in.

Wasiirka beeraha iyo waraabka Puntland Eng.Maxamuud Xaaji Saalax oo la hadlay Radio Garowe ayaa arintaan faahfaahiyay ,waxana uu sheegay in aan horay looga faa’iidaysan jirin biyaha lana xakamayn jirin balse hada la dajiyay qorshe biyaha lagu dhawrayo oo beeraha Puntland dib loogu isticmaali doono.

Wasiirka beeraha ayaa sheegay in ay wasaaradiisi amuurahaas wax badan ka qaban doonta ,sidoo kale shaaciyay Eng.Saalax in uu dhawaan booqan doono beeraha degmada Eyl ee Gobolka Nugaal oo uu sheegay in ay saameeyeen Roobabkii Guga.

Halkaan Ka dhagayso wasiirka Beeraha oo u waramay Faadumo C/risaaq
http://www.garoweonline.com/artman2/pub ... naya.shtml
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: PL Agriculture Minister Begins Irrigation Project

Post by tightrope »

RAIN WATER SHOULDN'T GO TO WASTE :up:
Image ImageImage
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”