Page 1 of 1

Buuhodle university is open for business

Posted: Sun May 20, 2012 11:29 am
by samadoon-waaxid
the building is under construction but the university is already accepting students for the upcoming semester,150 sat for the university's first school's(school of sharia studies)admission test.Horumar khaatumo :som: :up:



Image
Image


Image

Image

Image

Image

agaalada Buuhoodle waxaa ka socda dhisme Jaamacadeed oo ay yeelato magaalada Buuhoodle iyo guud ahaan gobolkan Cayn ee SSC .

Jaamacadan dhismaheeda waxaa lahaa Eng: Abdullaahi Ali Saleebaan{Gaani}. Kaasoo Oo ah aqoonyahan ka soo jeeda gobolkan Cayn.



Jaamacada oo hada dhismaheedu marayo meel aad u wacan, ayaamas’uuliyiinta gacanta ku haysaa ay ugu baaqeen bulshada SSC inay gacan ka gaystaan dhamaystirkeeda si deegaanka loogga haqabatiro adeegyada waxbarasho ee Heerka Jaamacadeed.

Magaalada Buuhoole ee xarunta gobolka Cayn, oo ay hoos yimaadaan deegaano aad u farabadan ayaan lahayn habayaraatee wax jamacad ah . Waxayna ardaydu aadaan hada Jaamacada Nugaal ee Laascaanood, halka kuwa kale ay u hayaamaan dalal debeda ah oo masaafo fog iyo kharaash badanba kaga baxo.

Waxaase intaad oo dhan ku soo labo jibaarmaya ardeyda aan awoodin inay aadaan Jaamacado kale, kuwaasoo marka ay dhamayeen dugsiga sare iska ilaawa in ay helaan wax barasho heer Jaamacadeed ah.

Qaybtan hada dhisan ee Jaamacada iyo dhulkeedaba waxaa ku deeqay Aqoonyahankaas, oo si isxilqaamis ah u maalgeliyey arintan. Waxaase sida ay sheeegeen Mas’uuliyiintu banaan dhul badan oo lagu qiyaasay ilaa 7blocks. Waxaana taas sii dheer qalabeyntii, dhamaystirkii iyo kicintii Jaamacada. Sh Mukhtaar oo ka mid ah dadkii ka hadalay goobtaas sheegay in loo baahan yahay in Jaamacada oo ah baahida koobaad la dar dardargeliyo dhamaystirkeeda.

Re: Buuhodle university is open for business

Posted: Sun May 20, 2012 2:16 pm
by Executive
:som: :up: