Bham&Lndon committees to cooperate on the Lixle road project

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Bham&Lndon committees to cooperate on the Lixle road project

Post by Siciid85 »

The HY commitees of North America, Middle east and other parts of Europe should follow suit. :up:

SHIR LOOGA HADLAYAY DARDAR GELINTA WADADA ,BURCO OODWEYNE HARGIESA OO KADHACAY SHALAY BERMINGHAM

Image
Image
Shir ay shalay kadhacay magaalada bermingham ee caasimada labaad ee wadanka uk ayaa waxaa looga wada hadlay sidii dardar loo galin lahaa howlaha wadada isku xidh magaalooyinka burco iyo hargeisa, shirkan oo ay kasoo qayb galeen gudiyada london iyo bermingham ayaa ugu horeyntii lagu furay aayado quraan ah oo uu halkaa ka akhriyay sheekh cabdi soofe, aayadahaa quraanka ah kadib ayaa hadalkii waxaa warbixi laxidhiidha halka ay wax marayaan kasoo jeediyay yuusuf cilmi,kaasoo warbixin kasiiyay jaaliyada bermingham halka ay waxmarayaan.waxaa isna halkaa kahadlay ibrahim adan sa iid oo uga mahad naqay jaaliyada berminghan sida wacnayd ee ay u soo dhaweyen gudida katimi london. Waxaa kulankan oo socday lagu lafa guray sidii howsha wadada loo wada gaadhsiin lahaa dhamaan gobolda uk ee ay degan yihiin jaaliyada somali land, qaabkii wax loo ururin lahaa iyo sida ugu haboon ee wax loo qaban karo. Gudida bermingham ayaa waxay sheegeen in arintani ay tahay wax si dhaqso ah loo dhamayn karo hadii wakhti ku haboon lagaliyo, dadkuna dacad ugu adeegaan ,sheegayna in muda kooban howshan lagu soo gaba gabeeyo lana dhamays tiro wadada. Gudidii bermingham ayaa waxa hadalka u bilaabay maxamed abdilahi omar oo sheegay muhiimada ay wadadai leedahay, Yuusuf tarabi weyd ayaa shegay in wadadani ay tahay muftaaxa wax walba oo wadanka loo qaban lahaa oo hadii lagu guulaysto dadku ay kudhiiran doonaa inay wax huraan markay arkaan dad wax qabanaya. Suldaan cabdi rahmaan suldan ahmed oo shirka qaybinayay ayaan sheagy inuu kufarahsan yahay in la arko dad daacad ka ah dadkooda doonayana inay waxtraan dadkooda. Hadaba gabagabadii shirka uu qofwaliba ragtidiisa kadhiibtay sida ugu wacan ee wax loo qaban karo ayaa waxaa la go aan saday in jaaliyada reer bermingham ay samaystaan gudi isugu jira raga iyo dumar oo howsha halkaa kasii anba qaada. Dadkii halkaa isugu yimi ama kahadlay waxaa kaloo kamid ahaa Tayasiir m. aska, Aadan salah sugule, Kadar sa eed h,diriye, Yusuf tarabi weyd,Suldan abdirahman,suldan ahmed,Cali mahed CIRRO ,Mahamed yusuf. Waxaa soo gunaanaday hadalkii xoghayaha gudida katimi london oo warbixin waafiya kasiiyay gudida jaaliyada reer berminghan. Hadaba waxaa gabaagabadii kasoo baxay halkaa in shir balaadhan oo ay isigu yimaadaan dhamaan jaaliyadaha kudhaqan gobolda uk qaban qaabadiisu ka dhacdo bermingham kaasi oo aan lamudayn lagana wada hadli doono goortuu dhacayo. boos oodweyne news london

http://oodweynenews.com/news/171644-shi ... ngham.html

Some pictures of parts of the road being constructed 1 month ago.
Image
Image
Image
Image

A map of the over 160 km road network.
Image
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Bham&Lndon committees to cooperate on the Lixle road pro

Post by The_Emperior5 »

Well done road constructions in Somaliland is very much appreciated donate as much as you can

Mujahid Lixle they should name the airport of berbera after him not just roads in Somaliland.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Bham&Lndon committees to cooperate on the Lixle road pro

Post by Siciid85 »

Everything is not about airports. In my opinion it is a honour to be named after a over 160 km road going through different deegaans of beesha, the first of its kind in Somaliland and perhap all Somali areas. :D The Lixle road isn't official yet but it would be good if they name it after a SNM Mujahiid or a prominent figure that is held in high regard from the area.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”