Allah Xirsi Madax adaka, wallahi waa Nin Adag, Marki ugu Horeysay reer Hargeisa oo Dhan aya ka Qayliyay, wuu uu Bixi waayay, Marki Dambena reer Somaliland aya Xirsi Ku waalatay wuu uu Bixi waayay.. Ila HJ aya Ka Qaylisay Xirsi wuu uu Bixi waayay... He stood his ground true all tha time, and now we respect him dearly

Habar jecladi La arki Jiray weeye
