Gaalkacyo(Puntlandi.com):- Tuulada Gosol waxay ka tirsan tahay degmada Xarfo ee gobolka Mudug qiyaas ahaana waxay u jirtaa in kabadan 30KM.
Tuulada Gosol waxay magaalo u ahayd in kabadan 10 Tuulo iyo miyigooda kuwaas oo xilli walba u soo safrista caanaha iyo carshinta ay haystaan islamarkaana ay dib uga gataan alaabta ay doonayaan oo uu raashinku ka mid yahay.
Dhawaan Tuuladan waxaa gabi ahaan dusha ka maray dadaad farabadan oo qayb ka ahaa roobabkii faraha badnaa ee ka da’ay gobollada Mudug iyo Nugaal, waxayna daadadkaasi saameeyeen dhamaan dhismayaashii ganacsiga iyo deganaasha ah ee dadweynaha tuuladaasi.
Dhawaan waxaa tuuladaan gaaray wafdi balaaran oo uu hogaaminayo guddoomiyaha gobolka Mudug islamarkaan ay ka mid yihiin ganacsatda, aqoonyahanka, Waxgaradaka iyo xubno farabadan oo qaybaha bulshada ka tirsan, waxayna dadkii deegaankaasi gaarsiiyeen gargaaro kala duwan.
Gobolka Mudug deegaano badan oo ka tirsan wali waxaa ka soconaya abaaburada gurmadka dadkaasi la xiriira oo ay ka qayb qaadanayaan dhamaan qaybaha bulshadu ay ka kooban tahay.
Guddoomiyaha gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey ayaa saxaafada u xaqiijiyay in maanta ay Tuuladan Gosol kula kulmeen Maamulka Degmada Xarfo, Odayaasha dhaqanka gobolka, Ganacsatada, Culima’udiinka, Aqoonyahanka iyo bulshadii Tuuladan Gosol islamarkaana ay aad uga wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin in dadka Tuuladan laga wareejiyo deegaankoodii hore islamarkaana loo wareejiyo deegaan cusub oo aan ahayn mid hoose daadadkuna ay si sahal ah ku gaaraan, In bulshadii Tuuladan deganayd deegaankan cusub looga dhiso kuwo la mid ah guryihii ay deganaayeen oo hadii ay sandaqad daganaayeen iyadii oo kale loo dhiso, hadii buush ay deganaayeen buushkii loo dhiso, hadii ay qolol degax ah deganaayeena intii deganayd loo dhiso dhismayaashoodii oo kel, in dib u dajinta dadkani ay ka wada qayb qaataan Ganacstada, Bulshada qaybaheeda kala duwan, Dawlada, hay’adaha Caalamiga ah iyo dadka Tuulada naf ahaantooda oo shirkan ka sheegay in ay xoole iska soo aruurinayaan si ay uga qayb qaataan Caawimaada loo samaynayo.
![]()
Mudug: Gosol Village submerged after heavy rains
Moderator: Moderators
- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Mudug: Gosol Village submerged after heavy rains
Last edited by damu on Wed May 23, 2012 8:13 am, edited 1 time in total.
- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Mudug: Gosol Village still submerged
Governor Tigey helping the people of Gosol relocate



Re: Mudug: Gosol Village still submerged
Ilaahow badbaadi -amiin
- nomadicwarlord
- SomaliNet Super
- Posts: 5946
- Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
- Location: Ayaan Hirsi's guest room
Re: Mudug: Gosol Village submerged after heavy rains
I hope everything goes smooth over there. 

- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Mudug: Gosol Village submerged after heavy rains
Tigey is the best governor ever in Mudug the man got my support if he runs for president



Re: Mudug: Gosol Village submerged after heavy rains
damu wrote:Tigey is the best governor ever in Mudug the man got my support if he runs for president![]()



-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2967
- Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
- Location: Xalane, mUGANDAshu
Re: Mudug: Gosol Village submerged after heavy rains
Allow u fududee 

Re: Mudug: Gosol Village submerged after heavy rains
damu, The good thing about Tigey is he's young and he's not afraid to get his hands dirty. What other governor or mayor have you seen getting involved like this? They would rather send people to assist the poor villagers.
Nolow adeer nolow.
Nolow adeer nolow.

- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Mudug: Gosol Village submerged after heavy rains
The Governor of Haylaan Gov Dabayl is also a hardworking Governor and has tranformed his admin to a safe one with a strong forceBuckshot wrote:damu, The good thing about Tigey is he's young and he's not afraid to get his hands dirty. What other governor or mayor have you seen getting involved like this? They would rather send people to assist the poor villagers.
Nolow adeer nolow.
capable of creating law and order not to mention he was to first official to declare war on the atam's terrorist group & sent the first
troops in to combat them in the mountain areas of Madarshoon and Calmadoow

Re: Mudug: Gosol Village submerged after heavy rains
Buckshot wrote:damu wrote:Tigey is the best governor ever in Mudug the man got my support if he runs for president![]()
![]()
![]()

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 969 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 428 Views
-
Last post by Notorious13
-
- 3 Replies
- 738 Views
-
Last post by sav12600
-
- 1 Replies
- 364 Views
-
Last post by 1moonlight
-
- 0 Replies
- 290 Views
-
Last post by Notorious13
-
- 2 Replies
- 681 Views
-
Last post by kanadiid90
-
- 1 Replies
- 405 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 16 Replies
- 889 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 1 Replies
- 555 Views
-
Last post by udun
-
- 4 Replies
- 601 Views
-
Last post by dalalos101