Page 1 of 1
AUN : Sheekh Cumar Sheekh Maxamed Faarax Maanta Lagu Aasay
Posted: Sun May 27, 2012 6:33 am
by FBISOMALIA
Gaalkacyo (RBC) Allaha u naxariisto waxa maanta lagu aasay magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug Sheekh Cumar Sheekh Maxamed Faarax oo ahaa guddoomiyihii hore ee Ahlu Sunnada kaa oo xaley ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaaladaas.
Aaska marxuumka waxa ka qeybgaley masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug, oo uu ka mid yahay madaxweyne ku xigeynka Galmudug Cabdi Samad Nuur Guuleed iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka Galmudug, iyo masuuliyiin ka tirsan Ahlu Sunna.
Marxuumka ayaa isaga iyo xubno kale oo ka tirsan saraakiisha Ahlu Sunna waxa ay ku dhaawacmeen gaari kula qallibmay deeganka Dagaari oo u dhow Gaalkacyo.
Waxa markii dambe loo qaaday isbitaalka Gaalkacayo, halkaas oo uu xaley ku geeriyooday.
Shilkaas waxa kaloo ku dhaawacmay afar qof kuwaas oo hadda jiifa isbitaalka guud ee Gaalkacyo.
Sida ay sheegayaan saraakiisha Ahlu Sunna shilka waxa uu dhacay shilka xilli ay ka tageen marxuumka iyo xubnaha la socday deegaanka Dagaari, kuna sii jeedeen magaalada Gaalkacyo.
Lama garanaayo waxa keenay shilka gaarigii ay la socdeen xubnaha ururka Ahlu Sunnah Waljameecah, waxa ka tacsiyeeyay maamulka Ahlu Sunna iyo maamulada Puntland iyo Galmudug.
Sheekh Cumar waxa uu dhawaanahan olale ka waday gobalada dhexe kuwaas oo looga soo horjeeday Al-Shabaab waxana uu ka mid ahaa masuuliyiinta Ahlusana ee dagaalada ka waday Degmada Ceelbuur ee gobalka
RBC Radio
Re: AUN : Sheekh Cumar Sheekh Maxamed Faarax Maanta Lagu Aas
Posted: Sun May 27, 2012 11:30 am
by damu
WTF why are you posting hutu news in this section

Re: AUN : Sheekh Cumar Sheekh Maxamed Faarax Maanta Lagu Aas
Posted: Sun May 27, 2012 2:22 pm
by maryandagan
damu wrote:WTF why are you posting hutu news in this section

take it easy bro....istaqfuru allah dheeh, wa wajiib muslim kaaste saraan ee allah una xariiste ..
Re: AUN : Sheekh Cumar Sheekh Maxamed Faarax Maanta Lagu Aas
Posted: Sun May 27, 2012 2:31 pm
by FBISOMALIA
damu wrote:WTF why are you posting hutu news in this section

bro we all Muslims plus galmudug its PL Territory sooner or later

Re: AUN : Sheekh Cumar Sheekh Maxamed Faarax Maanta Lagu Aas
Posted: Sun May 27, 2012 8:23 pm
by damu
FBISOMALIA wrote:damu wrote:WTF why are you posting hutu news in this section

bro we all Muslims plus galmudug its PL Territory sooner or later

but you should know that these ahlu-sunnah idiots are trying to undermine the Mudug regional administration & create a ahlu-sunnah
mamul there which they started planning last year

Re: AUN : Sheekh Cumar Sheekh Maxamed Faarax Maanta Lagu Aas
Posted: Sun May 27, 2012 8:33 pm
by FBISOMALIA
damu wrote:FBISOMALIA wrote:damu wrote:WTF why are you posting hutu news in this section

bro we all Muslims plus galmudug its PL Territory sooner or later

but you should know that these ahlu-sunnah idiots are trying to undermine the Mudug regional administration & create a ahlu-sunnah
mamul there which they started planning last year

both of us know PL control all that so dont worry that much
