
Balaarin ku socota Jaalle Siyaad Airport ee Magaalada Cabudwaaq Daawo
Waxaa wali socda howlo lagu balaarinaayo Garoonka Jaalle Siyaad Airport ee ku yaala Magaalada Cabudwaaq ee Bartamaha Somalia.
Garoonka aya hada waxaa uu ku jira waji gabogaabo waxana mararka qaar si kmg ah u isticmaala diyaaradaha yimada Magaalada Cabudwaaq.
Dhawaan aya waxaa la rajaynaaya in garoonkaasi ay ka bilaban doonan dulimaadyadi ha’adaha qaramada midobay sida u shaciyeen Xafiska Qaramada midobay ee ku yaala Magaalada Nairobi waxaasido kale dhawaan lagu rajo weyn yahay in la soo afjaaro howlaha ka socda garoonka.
Kadib marki la dhamaystiro garoonka aya waxaa Dulimaad jogto ah ka bilaabi doona Diyaarada Jubba Airways oo Magaalada Cabudwaaq ku xiridoonta Magaaloyinka kale ee Somalia iyo Calamkaba.
Xafiska Kismaayo24 ee
Gobolada dhexe ee Somalia




