Gudoomiyaha xisbiga Wadani oo xafiiskiisii u horeeyay ka furay magaalada Brussels gudoomiye cusbna u magaabay wadanka Belgium
Xafladan oo ahayd mid si heersare ah loo soo agaasimayay ayaa waxa so qaban qaabiyay taageerayaasha xisbiga Wadani Belgium iyo waliba xubno kale oo ka kala yimid(Daawo Sawiro)
Gudoomiyaha xisbiga Wadani ahna gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxmaan maxamed Cabdilaahi (ciro) ayaa si rasmi ah xafiis uga furay una magacaabay gudoomiyaha ururka Wadani ee Belghium Mr Yasiin Cabdilaahi, xaflada wanqalka xafiiska aya waxa kasoo qayb galay taageerayaal fara badan oo ka kal yimid wadamo badan oo europe ah.
Xafladan oo ahayd mid si heersare ah loo soo agaasimayay ayaa waxa so qaban qaabiyay taageerayaasha xisbiga Wadani Belgium iyo waliba xubno kale oo ka kala yimid wadamada jaarka lah Belgium , waxaana si doo kale xaflada wanqalka ka soo qayb galay saxaafada Somaliland iyo marti sharaf kale.
Gudoomiyaha xisbiga Wadani ahna gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxmaan maxamed Cabdilaahi (ciro) ayaa u qudbad uu ka jeediyay madasha lagu furayay wanqalka xafiiska Wadani Belgium ayaa sheegay in loo baahan yahay in isku duubni markasta la muujiyo markastana danta umada laga horaysiiyo tan gaarka ah, xisbigiisana hadafkiisu yahay kaasi oo hadii uu xukunka ku gulaystana uu wax badan ka qaban doono wadanka , waxaanu ilaahay uga baryay gudomiyaha cusub ee wadankan Belgium Yaasiin Cabdilaahi Cali in ilaahy u fududeeyo xilka loo dhiibay.
Mudane Abdiraxman Ciro opens Wadani Party office in Belgium
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 347 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 22 Replies
- 1746 Views
-
Last post by Skyflyguy
-
- 1 Replies
- 641 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 2 Replies
- 771 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 566 Views
-
Last post by salafi_student
-
- 2 Replies
- 767 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 2 Replies
- 713 Views
-
Last post by Coeus
-
- 4 Replies
- 548 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 8 Replies
- 648 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 5 Replies
- 794 Views
-
Last post by Xiis1928