Page 1 of 1
the jubilant mujaahideen of Buhoodle
Posted: Mon May 28, 2012 9:04 pm
by samadoon-waaxid
doing what they do after each secessionist azz whoppin,celebrating while waving the blue flag
Re: the jubilant mujaahideen of Buhoodle
Posted: Thu May 31, 2012 5:30 pm
by Conqueror
Shiekh Sheriff wuxu shegta iinu yahay Madaxweynaha Soomaaliya, waax u uqabtay Buuhodle ama SSC habayaratee majirto. Reer Buhodle iyo wixii calanka blueka ah e Soomaaliya cirka sudhiya hadii aaysan waax caawimo ah aaysan ka helaynin dawladaha ku shegyada Mogadishu fadhiya maxee calanka u siitan?
Walaa Abdiqasim, walaa Ina-Yeey, walaa Sheriff, cid allale iyo cidkale o ka hadasha shacabka Soomaaliyeed e deegan Waqooyiga Soomaaliya, waa Sanaag, Sool iyo Buhodle e calanka Soomaaliya lulliya majirto. Ani waxaan kula talin laha qolyahan Dhulbahante inay calan iyo astan cusub sameystan kana waantoban Mogadishu iyo dawladaha yaryar e dhiciska ah.
Re: the jubilant mujaahideen of Buhoodle
Posted: Fri Jun 01, 2012 10:56 pm
by Babygirl-
Soomaajeestayasha

The Sleeping Lion has awaken Cadoowgana Caagta la mariin.
