PM Abdiweli Gaas in Istanbul, Turkey
Moderator: Moderators
- maybe
- SomaliNetizen

- Posts: 848
- Joined: Sat Oct 15, 2011 7:34 pm
- Location: From the lakes of Minnesota
PM Abdiweli Gaas in Istanbul, Turkey
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii dambe soo gaaray magaalada Istanbul ee caasimadda labaad ee dalka Turkiga halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyey.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa sidoo kale safarkiisa ku wehlinayay xubno ka tirsan golihiisa Wasiirada oo ay ka mid yihiin Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Avv. C/raxmaan Xoosh Jibriil, Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane C/llaahi Goodax Barre, Wasiirka Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane C/qaadir Maxamed Xuseen Jaahweyn, Wasiir kuxigeenka gaadiidka Cirka, Dhulka Badda iyo dekeddaha Mudane C/raxmaan Dheere iyo sidoo kale marwada R.wasaaraha Drs. Hodan Ciise.
Sidoo kale, Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa safarkiisa ku wehelinay wakiilka xoghayaha guud ee Q/midoobay Amb. Augustine Mahiga.
Ra’iisul Wasaare Dr. C/weli Maxamed Cali ayaa waxaa garoonka ku soo dhoweeyey madax ka tirsan dowladda Turkiga, Siihayaha safaaradda Soomaaliya Amb. Nuur Sheekh Cali Xaamud, Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Kamalutin Kani Turum, Wasiir kuxigeenka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane C/xakiin Cige Guuled, guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Istanbul Mudane Maxamed Xoosh iyo xubno kale kale.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa la dejiyay Hotelka Caalamiga ah ee Conrad halkaasoo uu horay u sii deganaa guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Shariif Xasan Sh. Aadan oo haatan howlo shaqo u jooga magaalada Ankara ee caasimadda dalkan.
Dhinaca kale, madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Mudane Sh. Shariif Sh. Axmed iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa la filayaa in maalinta berri ah May 30, 2012 uu soo gaaro magaalada Istanbul si ay uga wada qeybgalaan madaxdu shirka dhowaan ka furmaya Istanbul ee caalamiga ah kaasoo diirada lagu saari doono arrimaha Soomaaliya.
Ugu dambeyntiina shirkii odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Rayidka uga soconayay Hotelka Dedeman ee magaalada Istanbul ayaa galay maalintiisii saddexaad iyada oo weli ay u shirayaan afar kooxood oo ka hadlaya Siyaasada, Dhaqaalaha, Arrimaha Bulshada iyo Amniga, waxaana la filayaa in shirkan maalinta berri ah la soo gabagabeeyo si loogu gudbo wejiga labaad ee shirka ee madaxda dowladda iyo beesha Caalamka.

- D-Runner
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1293
- Joined: Mon Nov 02, 2009 12:09 am
- Location: What plan? Let's just meet up for a cup of tea and come up with our own state too.
- Contact:
Re: PM Abdiweli Gaas in Istanbul, Turkey
Good to see PM Abdiwali in Istanbul... he is representing Somalia and the larger Darood family excluding Puntland... hopefully he can vie for them and not Puntland. Faroole is our voice and while he is absent we want no part in it. I hope Faroole puts every card on the table even abandoning the TFG all together; hopefully the issue will be resolved before it gets that serious.
Re: PM Abdiweli Gaas in Istanbul, Turkey
another arta failure 
- D-Runner
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1293
- Joined: Mon Nov 02, 2009 12:09 am
- Location: What plan? Let's just meet up for a cup of tea and come up with our own state too.
- Contact:
Re: PM Abdiweli Gaas in Istanbul, Turkey
It seems another Republic will shine from Northeast Somalia in the coming days. Somalia is a zoo period.
Re: PM Abdiweli Gaas in Istanbul, Turkey
D-Runner wrote:It seems another Republic will shine from Northeast Somalia in the coming days. Somalia is a zoo period.
futada uusheeg
Re: PM Abdiweli Gaas in Istanbul, Turkey
xiimaaya wrote:D-Runner wrote:It seems another Republic will shine from Northeast Somalia in the coming days. Somalia is a zoo period.
futada uusheeg
- FaraxZeroIncome
- SomaliNetizen

- Posts: 296
- Joined: Mon Jul 19, 2010 5:06 am
- Location: Puntland, Wardheer iyo Kismayo.
Re: PM Abdiweli Gaas in Istanbul, Turkey
LMFAOxiimaaya wrote:xiimaaya wrote:D-Runner wrote:It seems another Republic will shine from Northeast Somalia in the coming days. Somalia is a zoo period.
futada uusheeg
I always thought you were a frustrated pre-pubescent teen.
- maybe
- SomaliNetizen

- Posts: 848
- Joined: Sat Oct 15, 2011 7:34 pm
- Location: From the lakes of Minnesota
Re: PM Abdiweli Gaas in Istanbul, Turkey
FaraxZeroIncome wrote:
I always thought you were a frustrated pre-pubescent teen.
LMFAO![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 3148 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 2 Replies
- 392 Views
-
Last post by PrinceNugaalHawd
-
- 27 Replies
- 3386 Views
-
Last post by TheGrumpyGeeljire
-
- 1 Replies
- 525 Views
-
Last post by Coeus
-
- 8 Replies
- 1079 Views
-
Last post by Django
-
- 3 Replies
- 813 Views
-
Last post by BlackRain
-
- 9 Replies
- 1201 Views
-
Last post by Bandit
-
- 1 Replies
- 685 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 10 Replies
- 1440 Views
-
Last post by libaaxyare
-
- 4 Replies
- 1106 Views
-
Last post by Guul13