Page 1 of 1

Ugaas Maxamed Ugaas Cumar in xamar

Posted: Thu May 31, 2012 4:16 pm
by Eaglehawk
Image
Ugaaska Guud ee beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Cumar iyo odayo dhaqameedyo ka soo jeeda gobolka Gedo ayaa saaka aroorinmadii Muqdisho ka degay. Waxaa halkaas ku soo dhaweeyey xildhibaanada, madax ka tirsan DFKM ah
(Daawo masawirada)




Ugaaska oo ay weheliyeen Hogaamiyo dhaqameedyada gobolka Gedo ayaa loo galbiyey hoteelkii uu degai isaga iyo wafdigiisaba. Warbaahino local ah iyo kuwo caalami ahba way ka qaybqaateen soo dhawyntaas.

Wixii soo kordhaa waan idinla socodssin doonaa oo la xiriira socdaalka Ugaaska:
reer ugaas sharmaako daxalka iga hadeen wa uu jooga, ugaasnimada wa iin aan doonto wale

reer somalinet ugu caano shuba