Page 1 of 1

Banaadir Hospital receives medical supplies and equipment

Posted: Fri Jun 01, 2012 12:36 am
by TheblueNwhite
from Image

Image

Image

Image

Image

Image

Re: Banaadir Hospital receives medical supplies and equipmen

Posted: Fri Jun 01, 2012 12:37 am
by TheblueNwhite
Wasiirka wasaaradda caafimaadka xukuumadda KMG Somalia C/casiis Shiikh Yuusuf ayaa si rasmi ah ula wareegay deeqdaas oo isugu jirtay daawooyin, matooro, iyo gawaarida nooca gurmadka deg deg ah iyo kuwa cagaf-Cagaf-ta ah oo ka timid Hay’ad samafal oo ka diiwaan gashan dalka Sucuudi Arabia.

Deeqdan waxay kala aheyd dhowr tan oo dawo ah, illaa saddex matoor, hal gaaro oo cagaf cagaf ah, gaari kale oo nooca gurmadka deg deg ah isla markaana leh goob lagu dabiibo bukaanka inta bukaanka laga gaarsiinayo goobaha caafimaadka.
Somaliweyn

Re: Banaadir Hospital receives medical supplies and equipmen

Posted: Fri Jun 01, 2012 3:23 am
by greenday
Niceee :up:

Re: Banaadir Hospital receives medical supplies and equipmen

Posted: Sat Jun 02, 2012 7:35 am
by BlackVelvet
Great news :up: