Page 1 of 3
Cunto karis
Posted: Fri Jun 01, 2012 2:57 pm
by Lillaahiya
Avicenna actually gave me this link and I must admit, I'm very impressed with the recipes

Dadka cuntada lagu ixtiraamay amba kuwaa raba inay wax cusub isku daydan, wa kan link ga:
http://xawaash.com/?cat=8
They also have youtube videos

Here's the channel:
http://www.youtube.com/user/SomaliFoodB ... ture=watch
Ka faa'iidaysta

Re: Cunto karis
Posted: Fri Jun 01, 2012 3:22 pm
by PrinceDaadi
Marka aan islaan guursado hadii ey cunto dhadhan leh karin weyso ayaan sites kaan kusoo weydiisan doonaa hadii Alla idmo. Waad mahadsantahay.
Re: Cunto karis
Posted: Fri Jun 01, 2012 3:30 pm
by eliteSomali
What a shame! adoo sodon jir ah baad hada cookin' lessons qaadanaysaa.

Re: Cunto karis
Posted: Fri Jun 01, 2012 3:59 pm
by Lillaahiya
^ Macal faraxashi ayaa la i hor dhiga weli, ka waran? Ma sidaada oo kale ba i mooday? Anigu madax baan ahaye
Daadi: Adba cuntada bar

Re: Cunto karis
Posted: Fri Jun 01, 2012 4:10 pm
by Murax
Lilaahiya,
maxaad karin taqaana, soo tiri.
Re: Cunto karis
Posted: Fri Jun 01, 2012 5:11 pm
by Lillaahiya
^ Ha na ceebeenin, wa ku siddee

Re: Cunto karis
Posted: Fri Jun 01, 2012 5:13 pm
by Tuushi
After someone posted their site here,i went there and was inspired.Loved it.
I made their oat & goat meat soup.It was really one of the best hearty soups ever.So good and was pretty east to make.
Re: Cunto karis
Posted: Fri Jun 01, 2012 5:14 pm
by Lillaahiya
^ Whaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaat

You've never had shurbad before?
La illaha inalillah. Ma noolid!
Re: Cunto karis
Posted: Fri Jun 01, 2012 5:16 pm
by eliteSomali
Lillaahiya wrote:^ Macal faraxashi ayaa la i hor dhiga weli, ka waran? Ma sidaada oo kale ba i mooday? Anigu madax baan ahaye
Daadi: Adba cuntada bar

N who'd do that for you?
Re: Cunto karis
Posted: Fri Jun 01, 2012 5:17 pm
by Lillaahiya
^ Shaqaaladeeda aka walaalka yar

Re: Cunto karis
Posted: Fri Jun 01, 2012 5:20 pm
by eliteSomali

hadana caruurtaad tatabaataa miyaa? waa yaab. waxaad ka xishooto majiraa?
Re: Cunto karis
Posted: Fri Jun 01, 2012 5:21 pm
by Tuushi
I dont think i ever had goat meat and oats soup.
Re: Cunto karis
Posted: Fri Jun 01, 2012 5:23 pm
by Lillaahiya
Ciise:

Ka ugu yar kamaa hadal hayoo, wa ka labo sano ka yar

Bariisku i dallaaco kaalay arag!
Tushi: That's all I live off during Ramadan. Make it for afur this year

It's so boom!
Re: Cunto karis
Posted: Fri Jun 01, 2012 5:24 pm
by Tuushi
Insha Allah.It is gonna be the it soup from now on.

Re: Cunto karis
Posted: Fri Jun 01, 2012 5:27 pm
by eliteSomali
kaas waa ku wadaad ah.

kan ka yar hadaad rabto waad fasaxantahay. but be informed caruur la tataabto is a serious problem in here not that you'd care.
