





Moderator: Moderators









Nin aan talin jirin hadu taliyo nin aan tagin jirin ba taga.

Mr_Alfaas wrote:









keyse kuwan maxa haya Waaba sheegato kolkaasy Madaxweynaha ka hadlayaan.....waar kuwan xirsi halo diroKeyse_0208 wrote:Mr_Alfaas wrote:
Alfaasow Ahmed Rooble ilaahay ha daayee Sidii "Like a Real a Boss" ayuu Kursiga ugu fadhiyaa.. bal eeg siduu u qoslayo .. maanshalaa, Siday doonaan ha u cabaadaan, Yaa u joojinaya![]()
![]()

Conqueror wrote:Nin aan talin jirin hadu taliyo nin aan tagin jirin ba taga.
Reerkisii o mid weyn iyo mid yari uusan ka maqnayn bu iskugu kenay gurigii Morgan. Siilaanyo wuxuu oogyahay iinu dhoof kuyimid wadanka, also he knows iinay geeridu dhibidoonto, so before wakhtigu iintusan iisgaynin bu iisleyahay ka dharag wax allale wixii u heeli karo.








