Habaryoonis to hold a grand shir in ceerigaabo 1 december

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Habaryoonis to hold a grand shir in ceerigaabo 1 december

Post by Khalid Ali »

Salaadiinta Habar-yoonis oo mudeeyay shir beeshoodu qabsanayso, mid kalena daadifeeyay
June 2nd, 2012

a href=”http://www.somaliland.org/images/b/2012 ... ”>Hargeysa (Somaliland.Org)- 10 Suldaan oo ka mid ah madax-dhaqameedka beelaha Habar-yoonis, ayaa caawa warsaxaafadeed ay ka soo saareen Magaaladda Hargeysa waxay u mudeeyeen shirka beelaha Habar-yoonis ee lagu qaban doono magaaladda Ceerigaabo 1/12/2012-ka. Waxaanay ay sheegeen inaanu jirin wax shir ah oo ay beelahaasi xiligan iskugu imanayaan.

Salaadiintu waxay sheegeen inaanay xiligan munaasib ahayn in beeshu shir yeelato maadaama oo dhawaan lagu wado in la galo doorashaddii goleyaasha deegaanadda dalka .
Bayaankaasi ay soo saareen salaadiinta beelaha Habaryoonis wuxuu isagoo dhamaystiran u dhignaa sidan:-

“Waxa beryahan socday dhaq-dhaqaaqyo iyo Tallooyin ku saabsan shirweyne ay iskugu yimaadaan beelaha Habar-yoonis magaaladda Ceerigaabo ee gobolka Sanaag, ka dib markii ay kulan iskugu yimaadeen salaadiinta beeshu maanta oo ay bishu tahay 2/6/2012-ka waxa ka soo baxay qodobaddan hoos ku xusan:-
Salaadiintu markii ay ka wada hadleen baahidda loo qabo shir beeshu yeelato iyo xiliga ku haboon waxay isla qaateen qodobadan hoos ku xusan:-

1)- Inaanay haboonayn in la qabto shir beeshu yeelato xiligan oo la galaayo doorashooyinkii dawladdaha Hoose oo ay beeshu ku kala jirto ururadda siyaasadda oo saamayn ku yeelan kara Talladda Beesha oo loo baahan yahay inay noqoto mid midho dhal ah oo ay ka soo baxdo natiijo wax ku ool u ah horumarka iyo mustaqbalka beelaha Habaryoonis.

2)- In loo baahan yahay in si weyn looga fikiro shirka ay beeshu yeelanaysaa sidii uu u noqon lahaa mid taariikhda gala, mid loo heli xili ku filan oo loo tabaabushaysto.

3)-Iyaga oo ka duulaya salaadiintu qodobadaasi kor ku xusan waxay go’aamiyeen in lagu qabto shirkaasi magaaladda Ceerigaabo (Daallo) 1/12/2012.

Waxaanu magacaabi doonaa Guddi qaban qaabo oo isku dubo-ridda shirkaasi, Gudidaasi oo ka kooban dhammaan ardaayadda reerka, dadka ku dhaqan gudaha iyo dibaddaba.
<
Shirka ay yeelato Beelaha Habar-yoonis waxa ku dhawaaqi kara qabanna kara oo kaliya Salaadiinta Beelaha Habar-yoonis iyagoo la tashanaya cuqaasha iyo oday dhaqameedka iyo waxgaradka reerka.
Ma jiro Guddi qaban qaabo oo ay salaadiintu u xilsaareen hawshaas xiligan.”

Salaadiinta bayaankan soo saaray
1)- Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar
2)- Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray
3- Suldaan C/raxmaan Cabdilaahi aw-good
4)- Suldaan Maxamed Xasan Ibraahim
5)- Suldaan Nuur Faarax Xuseen
6)-Suldaan C/Raxmaan Cawaalle Hurre
7)- Suldaan Aadan Yuusuf Nuur
8)-Suldaan Maxamuud Cabdi Cabdilaahi Xaaji Aadan
9)- Suldaan Mahad Maxamed Xirsi
10)- Ugaas Xuseen Geelle Cumar
User avatar
skywalker25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5456
Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''

Re: Habaryoonis to hold a grand shir in ceerigaabo 1 decembe

Post by skywalker25 »

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Silanyo's leadership has united the most divided group in Isaaq.
Niya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2955
Joined: Sat Jun 02, 2001 7:00 pm
Location: At the end of the tunnel, waiting for the light to come on.

Re: Habaryoonis to hold a grand shir in ceerigaabo 1 decembe

Post by Niya »

Why is there always talk about Habaryoonis and Habarjeclo and not so much about Habarawal?
User avatar
skywalker25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5456
Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''

Re: Habaryoonis to hold a grand shir in ceerigaabo 1 decembe

Post by skywalker25 »

Niya wrote:Why is there always talk about Habaryoonis and Habarjeclo and not so much about Habarawal?
Empty barrels make the most noise. HA make's no noise.. :lol: :lol: :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Habaryoonis to hold a grand shir in ceerigaabo 1 decembe

Post by Khalid Ali »

I dont think Habaryoonis are divided or were divided but this about building a port in maydh the oodweyne burco road the Ceerigaabo burco road its about development and ofcourse who the MPS in golaha degaanka will be and who to support Wadani or umada and also to protect hy interest and people in Ethiopia i think these are the main issues on the agenda i like the location ceerigaabo. :up: :sland:

Guul baan u rajeynaya Beesha Siciid Garxajis ibn Sh isxaaq :sland:
User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Habaryoonis to hold a grand shir in ceerigaabo 1 decembe

Post by xiimaaya »

habar awal waa laahaaystaa and habar awal waa laangaab
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Habaryoonis to hold a grand shir in ceerigaabo 1 decembe

Post by Khalid Ali »

xiimaaya wrote:habar awal waa laahaaystaa and habar awal waa laangaab
Wasakhgali are the servants and slaves of the Habaryoonis in Sanaag :lol:
Saraxnow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4751
Joined: Mon Jun 27, 2011 7:02 pm

Re: Habaryoonis to hold a grand shir in ceerigaabo 1 decembe

Post by Saraxnow »

khalid ali wrote:I dont think Habaryoonis are divided or were divided but this about building a port in maydh the oodweyne burco road the Ceerigaabo burco road its about development and ofcourse who the MPS in golaha degaanka will be and who to support Wadani or umada and also to protect hy interest and people in Ethiopia i think these are the main issues on the agenda i like the location ceerigaabo. :up: :sland:

Guul baan u rajeynaya Beesha Siciid Garxajis ibn Sh isxaaq :sland:
:up: Meeting for development is always good.
User avatar
KingMJ
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sun Dec 05, 2010 1:04 pm
Location: Back frm the Dead

Re: Habaryoonis to hold a grand shir in ceerigaabo 1 decembe

Post by KingMJ »

skywalker25 wrote::lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Silanyo's leadership has united the most divided group in Isaaq.
:lol: @Most Divided, this nigga is delusional. Shirs like these happened on the regular :up:
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16995
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Habaryoonis to hold a grand shir in ceerigaabo 1 decembe

Post by MujahidAishah »

xiimaaya wrote:habar awal waa laahaaystaa and habar awal waa laangaab
U wish luv...habarawal balaayo uun baa ka maaqan
User avatar
rich-boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1635
Joined: Wed Jan 30, 2008 6:26 am
Location: Paris Seine saint denis Banlieue Nord gros

Re: Habaryoonis to hold a grand shir in ceerigaabo 1 decembe

Post by rich-boy »

what do u mean ka maqan we right here M.C
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”