The natives of the lower and upper Jubbe, the Absame tribe have retaken back their home land.
thankfully, most of the people to move back are men. young men who have requested to enlist for the Raaskamboni army to fight the evil tyrants shishkabab.
these young men played a smart game of steelting their children and wifes in garrisa whilst entering Dhadab as refugees so they can get Un spnsored visas to america and europe.
since their land is being liberated week by week, they have left their wifes in garrisa and sort to enlist in the fight against alshabab and marehan mooryaans.
Absame has made peace with Ethiopia in the Waamo sector and is on full scale war to destroy anyone trying to take his land.
the master of Jubbaland is back, destruction to her enemies
Boqolaal dadweyne oo ka yimid xeryaha qaxootiga Dhadhaab ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay soo buux dhaafiyay magaalada Dhoobley ee gobalka Jubada hoose, kuwaasi oo ku wajahan degmada Afmadow oo dhawaan laga xoreeyay Maleeshiyadii doolka aheyd ee Alshabaab.
Dadka Dhoobley soo gaaray ayaa waxay u badan yihiin ragg , inkastoo ay jiraan qoysas iyaguna soo gaaray deegaankaasi. Waxaa dib u furmay isu socodka gadiidka u kala goosha Dhoobley iyo Afmadow.
Boosteejada laga raaco Gaawaarida aada Afmadow ayaa waxaa buux dhaafiyay dadweyne aad u farabadan oo ku sii jeeda magaalada Afmadow, kuwaasi oo ahaa shacabkii ay Maleeshiyada Alshabaab ka soo barakiciyeen Magaaladaasi.
Haweeney kamid aheyd dadkii ku sugnaa boosteejada oo aan wax ka weydiinay sida ay u aragto in magaaladeedii Alshabaab laga xoreeyay, ayaa ilma soo dhaafeen inta aysan wax jawaab ah bixinin, waxayna sheegtay in ay la ooyeyso farxad darteed , iyadoo ka sheekeysay dhibaatada ay Alshabaab u geysteen iyada iyo wiil ay dhashay ka hor inta ay ka soo qaxin degmada Afmadow.
Haheeneydaasi oo laba ilmood oo 10 iyo 8 jir ah wadatay ayaa sheegtay in ay ku dhalatay Magaalada Afmadow isla markaasina ay tahay markii ugu horeysay ee ay ka soo qaxday , kadib markii ay u adkeysan weysay Maleeshiyada Alshabaab oo dhowr jeer ku eedeeyen in ay xiriir la lalaheeyd Ciidamada Raskamboni oo xilligaas ku sugnaa deegaanka Diif, kadibna ay ka biliqeysteen goob ganacsi oo ay ku iibineysay dharka dumarka.
Sidoo kale boqolaal dhalinyaro ayaa iyaguna sheegeen in ay ku rafaadsanaayeen xeryaha qaxootiga haatana ay doonayaan in ay dib ugu laabtaan deegaankooda . qaar kamid ah dhalinyaradaasi ayaa sheegeen in ay ka qeyb qaadan doonaan xoreynta dhulka inta hartay.
Maleeshiyada Alshabaab ayaa si bini’aadanimada ka baxsan ula dagaalamay shacabka Jubboyinka, taasoo kaliftay in dhamaan dadkii deegaanka ay isaga barakacaan deegaankooda.



