nothing to see here. it's not like this was secret to begin with.Horjoogaha Maamulka Beesha Isaaq ee SNM Gacan ku dhiigle Siilanyo ayaa mar uu la hadlayey xubno ka tirsan jabhadii SNMta ayaa wuxuu u sheegey in golaha guurtida ahaayeen odayaal ka tirsanaa Jabhadii SNMta oo kala dhexgala hadii uu yimaado khilaaf ama iska horimaad siyaasadeed. Sidaa darteed guurtida waxaa abuuray oo sameeyey jabhadii SNM



