Somaliland govt should assist the Khatumo forces in Tukaraq

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Somaliland govt should assist the Khatumo forces in Tukaraq

Post by Khalid Ali »

Laascaanood:Saansaan Colaadeed Oo Laga Dareemayo Koonfurta Gobolka Sool Iyo Dad Ka Barokacaya Deegaanka Tukaraq

Turaq(Ramaas) June, 6, 2012- Colaado hor leh ayaa la sheegayaa in ay ka hurayaan Bariga gobol Sool,iyada oo ay ciidamada Puntland ay doonayaan in ay dhulkaas ka qabsadaan maleeshiyada Khaatumo oo toddobaadkan la wareegtay Kantaroolka Tuulada Tukaraq.

Shalay illaa habeenkii xalay ayaa la maqlayay rasaas goo-goos ah oo ay labada dhinac iswaydaarsanayeen,inkastoo dagaal aan khasaare gaysan uu shalay ka dhacay meel u dhaw Tukaraq, waxaana Deeganadoodii ka barakacay dad badan oo u guuraya dhanka Tuulada Gamabaddha oo Galbeed ka xigta Tukaraq, waxaana laga cabsi qabaa in ay dagaalo xoog leh dhacaan saacadaha inagu soo fool leh.

Maleeshiyada Khaatumo ayaa dadweynaha ugu baaqaysa in ay siiyaan taageero si ay ula dagaalamaan ciidamada Puntland oo iska soo abaabulaya dhanka Magaalada Garoowe, waxaana ay odayaasha reer Tukaraq ka codasadeen in ay bixiyaan kharash ay dagaal ku galaan Punland iyo in ay wiilashooda dhiirigeliyaan.

Kooxda Khaatumo ayaa haddii laga adkaado aan heli Karin deegaan ay dib isugu soo abaabulaan, maadaama oo ciidamada Somaliland ku sugan yihiin Bariga Gambadha oo oo in ka yar 23 KM u jirta dhulka dagaalku ka dhacayo.
Kilwee
Posts: 15
Joined: Fri Oct 28, 2011 7:10 pm

Re: Somaliland govt should assist the Khatumo forces in Tuka

Post by Kilwee »

Ciidamada sida Raha u ciya ee Khaatumo State waxay durbaba ku gulaysteen inay soo xidhaan Xuduuda kala dhaxaysa Pudhlayn iyagoo cutubyo ciidana ku gooyey Buura-Wadal iyo deegaanka Yoocada. Magaalada Garoowe ayaa hadda ah mid loo baqayo maadaama aysan jirin magaalo ama Tuulo u dhaxaysa Garoowe iyo Buura-Wadal oo laga difaaci karo. si kastaba ha ahaatee arintan ayaa waxay keenasaa in laga nasto Aflagaadada caadada u ahayd Faroole Afwalinjo. Dhanka kale Ciidanka Jiridda adag ee Khaatumo State ayaa isu diyaarinaya inay si doo kale soo xidhaan Xuduuda kala dhaxaysa Maamulka laleemada leh ee Cawralaland. Khalid sxb Khayrkaa loo xiirye adna soo Qoyso.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland govt should assist the Khatumo forces in Tuka

Post by Khalid Ali »

Kilwee wrote:Ciidamada sida Raha u ciya ee Khaatumo State waxay durbaba ku gulaysteen inay soo xidhaan Xuduuda kala dhaxaysa Pudhlayn iyagoo cutubyo ciidana ku gooyey Buura-Wadal iyo deegaanka Yoocada. Magaalada Garoowe ayaa hadda ah mid loo baqayo maadaama aysan jirin magaalo ama Tuulo u dhaxaysa Garoowe iyo Buura-Wadal oo laga difaaci karo. si kastaba ha ahaatee arintan ayaa waxay keenasaa in laga nasto Aflagaadada caadada u ahayd Faroole Afwalinjo. Dhanka kale Ciidanka Jiridda adag ee Khaatumo State ayaa isu diyaarinaya inay si doo kale soo xidhaan Xuduuda kala dhaxaysa Maamulka laleemada leh ee Cawralaland. Khalid sxb Khayrkaa loo xiirye adna soo Qoyso.
:clap: :clap: :clap: :clap:

Long live khatumo and professor cali khalif galaydh
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Somaliland govt should assist the Khatumo forces in Tuka

Post by SahanGalbeed »

War dad walaalo oo is laynaya wax lagu farxo ma'aha .
Aniga oo ah Sahan galbeed ah na nin Isaaq ah , ku ma jiro arrintan :lol: . Maalin danbe oo la isku caayi doono ayaa dhici doonta e , haddaba ogaada inaan ka soo hor jeedsaday ninka halkaa ku yidhi
Somaliland should support waxaas iyo waxaas
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland govt should assist the Khatumo forces in Tuka

Post by Khalid Ali »

SahanGalbeed wrote:War dad walaalo oo is laynaya wax lagu farxo ma'aha .
Aniga oo ah Sahan galbeed ah na nin Isaaq ah , ku ma jiro arrintan :lol:
War anigu reer Somaliland waan tageereyaa no matter what :up:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Somaliland govt should assist the Khatumo forces in Tuka

Post by SahanGalbeed »

Waa sax de . Recor-ka a yay kuu galaysa , anigu na record-ka waxa ii galay --->
None of our business , not need to pour gasoline on the fire
if there is one .
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland govt should assist the Khatumo forces in Tuka

Post by Khalid Ali »

adigu walanweynti waal waalna u tag adigu somaad ka bixin Somaliland maxa baas eeh na ka daba dhigay :lol:
orodo walanweynta so bar sida loo noolado, arintan wa arin reer Somaliland khuuseysa Dhubahantuhuna wa reer Somaliland waxanu ku duulayna mamuulka binti land wa halki garaad jamac garaad cali garaad jamac garaad cali :up:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Somaliland govt should assist the Khatumo forces in Tuka

Post by SahanGalbeed »

Meeshan dhulbahante , puntland, bidhidhi , badhadha , la isku ma haysto .
Right iyo Wrong weeye arrintu .
Nin Habar Awal oo Sacad Muuse ah baad tahay : you're wrong !
Nin Habar Awal oo sacad muuse ah baan ahay : I am right , I know it .

Right iyo Wrong waxa reeraha kala saara weeye . I am coming after you , adiga iyo aniga midkey noqoto ba , kii nool uun baa reerka u hadhaya :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland govt should assist the Khatumo forces in Tuka

Post by Khalid Ali »

Sahanow ma waxad rabta inad Suldaanki toosiyey beryahan buuqaagi ba batay haye wayahay naga tag orodo , waxad u tagta walanweynti cambuuulada iyo muufada cunayey u tag iyaga seminaar u qabo sida loo fadhisto loo faraxasho , meeshaan waxa is haysta sax reer Somaliland oo ay ka mid yihin reer khatuumo iyo waxa is haysta Mamuulka Majeerteenia eeh cunsuriga ah , halgan baanu ku jrina hadaba orodo adigu u tag dadki hogosh hogoshta aha eeh ilma walanweyn ama gudhu :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Somaliland govt should assist the Khatumo forces in Tuka

Post by SahanGalbeed »

Gacanyare , it is a point of HONOR not politics .{ intaas iga gaadhsi suldaanka :lol: }
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Somaliland govt should assist the Khatumo forces in Tuka

Post by Somalistan »

Opening of second war front...a bad military strategy by the Gacan ku-rimis state of Khaatumo.
User avatar
KingMJ
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sun Dec 05, 2010 1:04 pm
Location: Back frm the Dead

Re: Somaliland govt should assist the Khatumo forces in Tuka

Post by KingMJ »

khalid ali wrote:
Kilwee wrote:Ciidamada sida Raha u ciya ee Khaatumo State waxay durbaba ku gulaysteen inay soo xidhaan Xuduuda kala dhaxaysa Pudhlayn iyagoo cutubyo ciidana ku gooyey Buura-Wadal iyo deegaanka Yoocada. Magaalada Garoowe ayaa hadda ah mid loo baqayo maadaama aysan jirin magaalo ama Tuulo u dhaxaysa Garoowe iyo Buura-Wadal oo laga difaaci karo. si kastaba ha ahaatee arintan ayaa waxay keenasaa in laga nasto Aflagaadada caadada u ahayd Faroole Afwalinjo. Dhanka kale Ciidanka Jiridda adag ee Khaatumo State ayaa isu diyaarinaya inay si doo kale soo xidhaan Xuduuda kala dhaxaysa Maamulka laleemada leh ee Cawralaland. Khalid sxb Khayrkaa loo xiirye adna soo Qoyso.
:clap: :clap: :clap: :clap:

Long live khatumo and professor cali khalif galaydh
:lol: :lol: Cali Khaliif :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”