Census Man Conqueror

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
skywalker25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5456
Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''

Census Man Conqueror

Post by skywalker25 »

The numbers man;
-Harti = HJ
-Sacad Muse = Jamac Siyad

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Nigga whats your point? :D
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Census Man Conqueror

Post by CaynabaX »

War Conqueror waa CHAMPION............................................................................................................................................................................in loosing territory. :lol: :lol: :lol: :lol:
Waxaan soo bandhigayaa liisto aan dhammays tirnayn oo mujinaysa dhulkii Habarjeclo iyo Habar Yoonista bari ay beesha Dhulbahante ka qabsadeen boqolkii sano ee la soo dhaafay. Deegaanada laamiga xagga bariga ka xiga waa kuwan:

Gawsaweyne, gar-adag, siigodheer, fadhigaab, ceel-afweyn, dararaweyne, dogoble, bohol, docosha, sincaaro, qoridheere iyo godheeli.

Laamiga iyo wixii galbeed ka xiga:

Kiridh, wadaamogo, caynabo, ceeldhaab, oog, guumays, qorilugud, ballidhiig, coodanle, ballicalanle, harawaati, balliwayn, badwayn, kalshaale, maygaagle, hagoogane. Intaas waxaad ku dartaa dhulka ay xukumaan laakiinse ayan weli lawada wareegin. Waxaa ka mid ah: Yagoori, adhicaddeeye, Laascaanood, kalabaydh iyo widh-widh. Intaa waxaa dheer beesha habarjeclo gaar ahaan Solowmadow oo la soo baxday tab cusub oo ah ku qabso, qadimayside sida hadda ka dhacday Kalshaale.

Doolaalada iyo duulaanka beesha Habarjeclo dhammaad ma leh. Haddaba shacabka SSC
waa inuu dhulka inta ka hadhay ku faro adaygaa oo difaacaa.
http://allssc.com/2011/01/12/siilaanyo- ... amed-daad/

:lol:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Census Man Conqueror

Post by udun »

BankiiTuuyo wrote:
sadexda cabiid ee habar jeclo ee 1950 dhulbahante ka xorowday iyo habar awasha dhaqanka xabashida leh ee xarshin iyo meelahaas ka yimid oo siyasadoodu tahay by any means necessary maxa isku duubay sow cuqdad maaha ciyaalka yare yare gidaarada seexda ee laga xooga badanyahay aya saaxiiba siday isku ku hiiliyaan habar xabuusho iyo habarawalna waa la mid HAHAHHAHAHAA

viewtopic.php?f=245&t=290755&start=15

Again, Udun's point has been confirmed by an Eydoor kid named DhakhdaTuuyo (aka BankiiTuunyo]: Beesha Habar Jeclo have been Dhulbahante pets. You see runtu isma qariso LOOOOOOOOOOOOL!!!

There is a reason why HJ came up this calaacal during Brtish government led peace making initiative after the defeats of Golbanaan and Xargaga:

Rabaqrabaqda naasaha markay ruuga marinaysay
Oo rootiyow baarqabkii daba rakoocaayey
Nin raxaabadkeedii ogaa nabad ma raadsheenee
Iyadoo raggeenii ku lumay raacday libintiiye (NB: Again the HJ poet is talking about how they got massacred)
Marna miyaynaan rogeyn ceebta waa la iska reebaaye ------------------->This is a classic calaacal from beesha HJ in the 1950. I say again a classic calaacal. This was an emmbarrassment! Beesha HJ must have lived with that shame for such a long time.

:D
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”