Prof Galaydh & Xaglatosiye meet Jaliyada Khatumo Abu Dhabi

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Prof Galaydh & Xaglatosiye meet Jaliyada Khatumo Abu Dhabi

Post by Executive »

:som: :up:

Shirkii jaaliya khaatumo ee UAE ayla yeelatay Pro Galaydh iyo Saleebaan Xaglatoosiye

Prof. Cali Khaliif Galeydh iyo Madaxweynihiu hore ee SSC Mudane Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglatoosiye) oo ka qeyb galay Shirka Jaaliyadda Khatumo ee Imaaraadka Carabta.

Magaaladda Abu Dhabi waxaa ka dhacay kulan balaadhan oo ay ka soo qeybgaleen masuuliyiin magac weyn ku leh bulshadda Khaatumo State oo ay ka mid ahaayeen Prof. Cali Khaliif Galeydh, oo kamida aasaasayaashii Khaatumo State, Mudane Saleebaan Ciise Axmed Kaar, Madaxweynihii hore ee SSC iyo Dr. Cali Cige oo qaabilsan dhinaca dhaqaalaha, waxaaana layska xog waraystay horumarka ay ku taabsatay Maamulka khatumo mudadii ay jirtay iyo arimaha u baahan in qabto.

User avatar
mody21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1794
Joined: Sun Jan 08, 2012 11:37 pm
Location: Somewhere plotting world Domination....

Re: Prof Galaydh & Xaglatosiye meet Jaliyada Khatumo Abu Dha

Post by mody21 »

hey executive wallahi I dont mean to offend beesha dhulbahante when i say this...when will you guys get back lascaanod...whats stopping you, from what I hear the main security forces in the city are dhulos?.
User avatar
GeoSeven
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5687
Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.

Re: Prof Galaydh & Xaglatosiye meet Jaliyada Khatumo Abu Dha

Post by GeoSeven »

^^good question. Executive sxb no malice behind the question laakin seriously....from what I understand too the laascanood forces are dhulos so why are they not liberating their city from the Isaaq?
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Prof Galaydh & Xaglatosiye meet Jaliyada Khatumo Abu Dha

Post by EastAfrica »

Image

Prof. Cali Khaliif Galeydh Iyo MadaxWeynihii Hore ee KHaatumo/SSC Dr. Sulieman XaglaToosiye oo La Kulmay Jaaliyaada Maamul Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia (Video)-

Lasanod Online. Saturday, June 09, 2012

Abu Dhabi,(lasanod Online)- Magaaladda Abu Dhabi waxaa ka dhacay kulan balaadhan oo ay kasoo qeybgaleen masuuliyiin magac weyn ku leh..

bulshadda Khaatumo State, oo ay ka mid ahaayeen Prof. Cali Khaliif Galeydh, oo kamida aasaasayaashii Khaatumo State, Mudane Saleebaan Ciise Axmed Kaar, Madaxweynihii hore ee SSC iyo Dr. Cali Cige oo qaabilsan dhinaca dhaqaalaha, waxaaana layska xog waraystay horumarka ay ku taabsatay Maamulka khatumo mudadii ay jirtay iyo arimaha u baahan in qabto.

Shirka waxaa lagu furay Aayado quraanka kariimka ah, kadibna xidhiidhiyaha shirka Mudane Axmed Maxamuud Siciid Suufi, wuxuu Microfoonka ku soo dhaweeyay Gudoomiyaha Jaaliyadda Khaatumo State ee Imaaradka Col. Maxamed Cumar Cigaal (Tacabir), wuxuuna ka warbixiyay waxqabadka Jaaliyadda oo uu sheegay inay door muhiim ah ka qaadatay horumarka dalka.

Kadib, waxaa lagu soo dhaweeyay Dr. Cali Cige, wuxuu ka warbixiyay dhaqaalaha soo xarooday wuxuu bayaamiyay in meel walba xisaabiye joogo, isla markaana uu jiro Audit madax banaan oo howlahaa u xilsaaran, isagoo jaaliyada uga mahadceliyay sida ay uga qaybqaateen hawlaha wadanka kasocda kuna dhiiriyay inay sii wadaan dadaalkooda.

intaa kadib Waxaa microfoonka lagu soo dhaweeyay Prof. Cali Khaliif, wuxuu ka warbixiyay qaabkii ay u dhiseen maamulka khaatumo, iyo fikradda ka dambeysa in maamulku khaatumo noqdo maalmulkii ugu horeeyay ee yeesha 3 madaxweyne oo wareega ah mid waliba uu mudo kooban xilka hayo, habkaas oo ah mid ku cusub soomaaliya, wuxuu ka sheekeeyay waxqabadka guud ee khaatumo, degaanka maqan ee u baahan in laxoreeyo. Wuxuu kaloo ka warbixiyay sida qiimaha leh ee ay masuuliyiinka khaatumo uga qaybqaateen hawlaha kasocda magaalada muqdisho iyadoo ay awood u yeesheen inay kasbadaan umada soomaaliyeed.

Ugu dambeyn waxaa micoroofka lagu soo dhaweeyay Mudane Saleebaan Ciise Axmed kaar, wuxuu ugu horeyn mahadnaq u soo jeediyay jaaliyadda Imaaraadka doorkooda waxqabad, isagoo hadalkiisa sii wata wuxuu yidhi 'fulay xantiina ma moogee baryahan waxaan maq maqlayay in la leeyahay Saleebaan wuxuu u socdaa Hargeysa, waxaan hortiina ka cadeynayaa inaan Hargeysa u socon, wuxuu tusaale u soo qaaday markii Daraawiishtii laga xoog roonaaday ayaa gumeysigii Ingiriisku wuxuu soo xidhay Ismaaciil Mire, waxayna ku yiraahdeen 'Seer “Sir” dheh, wuxuu ugu jawaabay Afkii aan Sayid ku idhi Seer ku odhan maayo, aniguna afkayga somaliland ku odhan maayo, ..

Dhinaca kale wuxuu bayaamiyay inuu yahay mucaarad wax toosinaya balse uusan ahayn mucaarad wax duminaya, isla markaana wuxuu ku baaqay in la saxo tabashooyin jira, taasina waxay meesha ka saartay warar been abuur ah oo saxaafadda maamulka somaliland sheegayeen in Xaglatoosiye Hargeysa ku soo wajahan yihiin.

Copyright © 2012 Lasanod.com
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Prof Galaydh & Xaglatosiye meet Jaliyada Khatumo Abu Dha

Post by EastAfrica »

Image

Image
Image

Image
Image
Image
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Prof Galaydh & Xaglatosiye meet Jaliyada Khatumo Abu Dha

Post by Babygirl- »

Adeer Saleeban Noolow :rose: :rose: ( SSC leader)
Adeer Sabareey Noolow :rose: :rose: (SSC Deputy)

Adeer Galeydh Nooloow :rose: :rose: (G10)

Adeer Daafle Noolow :rose: :rose: (G10)

Adeer Abdikariim Noolow :rose: :rose: (G10)

Adeer Abdi cise Noolow :rose: :rose: (G10)

Adeer Saciid Noolow :rose: :rose: (G10)

Adeer Saleeban Noolow :rose: :rose: (G10)

And the rest of the G10 Noolada :rose: :rose: :rose: :rose: :rose:

Golaha Madax Dhaqameedka :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose:

Golaha Madaxtooyada :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose:

Golaha Wasirada :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose:

Golaha Barlamanka :rose: :rose: :rose: :rose: :rose:

Darawiishta Qalabka sidaa :rose: :rose: :rose: :rose: :rose:

& Shacaabka SSC :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose:

Baadbaadi Khaatumooy Baadbaadi :rose: :rose: :rose: :rose: :rose:
Baadbaadi Khaatumooy Baadbaadi :rose: :rose: :rose: :rose: :rose:
Baadbaadi Khaatumooy Baadbaadi :rose: :rose: :rose: :rose: :rose:
Baadbaadi Khaatumooy Baadbaadi :rose: :rose: :rose: :rose: :rose:
Baadbaadi Khaatumooy Baadbaadi :rose: :rose: :rose: :rose: :rose:
Baadbaadi Khaatumooy Baadbaadi :rose: :rose: :rose: :rose: :rose:
Baadbaadi Khaatumooy Baadbaadi :rose: :rose: :rose: :rose: :rose:
Baadbaadi Khaatumooy Baadbaadi :rose: :rose: :rose: :rose: :rose:
Baadbaadi Khaatumooy Baadbaadi :rose: :rose: :rose: :rose: :rose:
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Prof Galaydh & Xaglatosiye meet Jaliyada Khatumo Abu Dha

Post by EastAfrica »

Image
Maamul Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia

Image
Maamul Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia

Casho Sharaf Loo Sameeyey Madaxda KHaatumo State Of SOmalia Ee Ku Sugan Dalka UAE Imaaraadka- (Sawiro)-

Casho Sharaf Loo Sameeyey Professor Cali Khaliif Iyo MadaxWeynihii Hore ee KHaatumo/SSC State Dr. Sulieman XaglaToosiye Ee Ku Sugan Dalka UAE Imaaraadka
Lasanod Online. Wednesday, June 13, 2012

Dubai,(lasanod Online)- Xaflad casho sharaf ah oo aad u ballaaran ayaa ka dhacday dalka isku taga Imaraadka carabta, gaar ahaana magaalada Dubai-

xafladaas waxaa soo qaban qaabiyey Safiya Axmed Maxamad , Hoyadeed Barni Axmad Cumar iyo haween kasoo jeeda beesha maamulka Khaatumo state of Somalia.

Xafladaas ayaa lagu martiqaaday madaxdii sare ee Khaatumo iyo wax garad kasoo jeeda beesha Khaatumo state ee Kunool dalka Imaraadka carabta gaar ahaan magalaada Dubai.

Masuuliinta kasoo qab galay xaflada ayaa kamid ah:

- Professor Cali Khaliif Galleydh, Gudida G10 ee khaatumo State of Somaliya)

- Dr:Sulayman Ciisa Axmed Xagla toosiya (Gidoomiyihii Hore ee SSC)

- Cali Xaaji Cige Gudida (G10 Khaatumo state of somalia)

- Maxamad Cumar Tacabir (Gudoomiyaha Khaatumo ee u Fadhiya Dalka UAE )

Waxaa kasoo qeyb galay wax garadka iyo tujaarta kasoo jeeda Maamulka Khaatumo state .

Xafladaas ayaa ka muuqatay xaflad aad u farxad badan dhanka kale dadka kasoo qeyb galay xafladaas ayaa muujiyey garab istaaga mamulkooda iyo madaxdooda kuna muujiyey goobtaas iney diyaar uyihiin iney uhuraan naftooda iyo maalkooda mamulkooda Khaatumo satet of Somalia

Xafladaas ayaa furtay Safiyah Cabdi Mohammed oo ah gabadhii soo qaban qaabisay xafladan iyada iyo hooyo Barni Axmad Cumar oo ku soo dhawayey martida iskugu timid xafladaas.

Waxaa kaloo ka hadlay xafladaas Pro:Cali khaliif Galeydh oo ku sheegay dumarka reer khaatumo dumar wax qabad leh markastana ugu horeya wax qabadka iyo horomarka .

Isagoo hadalkiisa halkaa kasii watay ayuu sheegay in khaatumo state of somaliya marnaba dagaal ayna u horseedin dadka dariska ah ama maamulada dariska la’ah .

Khaatumo waxey ilaalinaysaa nabada iyo hora marka shacabkeeda laakin diyaar ayey u tahay khaatumo iney is difaacdo hadii lagu soo duulo.

Waxaa kaloo ka hadlay Pro Suleyman Ciise (Xagla toosiye) isaguna waxa uu mahad celin ujeediyey dumarka khaatumo meelkasta kunool waxa uuna sheegay in dumarka marwalba door ka qaataan ineey mamulkooda meel sare gaaro una jeediyey mahad celin gaar ah ujeediyey dumarkii soo qaban qaabeyey xafladaas cashada ah .

Xafladaas ayaa ku dhamaatay si farxad badan oo dhamaan kamuuqatay farxad iyo niyad dhisan .

Copyright © 2012 Lasanod.com
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Prof Galaydh & Xaglatosiye meet Jaliyada Khatumo Abu Dha

Post by EastAfrica »

Image
Professor Cali KHaliif Iyo MadaxWeynihii Hore KHaatumo/SSC State Dr. Sulieman XaglaToosiye

Madaxda Maamul Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia

sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Prof Galaydh & Xaglatosiye meet Jaliyada Khatumo Abu Dha

Post by sheekh-Farax-zero »

according to Mirqaan state media Xaglatoosiye was heading to Hargeisa few months ago, right after the end of khatumo

conference , two qaadwale from hargeisa thought they can buy his trust with few thousand $$, but he become like

the boxer who received money to lose, and afterwards goes in and beats his opponent with vicious passion. :clap:
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Prof Galaydh & Xaglatosiye meet Jaliyada Khatumo Abu Dha

Post by EastAfrica »

Xaflad Casho Sharaf ee Jaaliyada KHaatumo u Sameesay Maamul-Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia ee Kusugan Dalka UAE, Prof Cali KHaliif Iyo MadaxWeynihii Hore ee KHaatumo/SSC State Dr. XaglaToosiye {Dawasho wacan Sawiro}

Magaalada Abu Dhabi, Imaaraadka UAE

ad casho sharaf ah oo aad u balaaran ayaa ka dhacday dalka isku taga Imaraadka carabta gaar ahaan magaalada (Dubai), xafladaas waxaa soo qaban qaabiyey Safiya Axmed Moxammad , Hoyadeed Barni Axmad Cumar iyo Dumar kasoo jeeda beesha maamulka Khaatumo state of Somalia.

Xafladaas ayaa lagu martiqaaday madaxdii sare ee Khaatumo iyo wax garad kasoo jeeda beesha Khaatumo state ee Kunool dalka Imaraadka carabta gaar ahaan magalaada Dubai.

Masuuliinta kasoo qeeb galay xaflada ayaa kamid ah

Pro: Cali Khaliif Galeydh )Gudida G10 ee khaatumo Satet of Somaliya)

Pro:Sulayman Ciisa axmad Xagla toosiya(Gidoomiyihii Hore ee SSC)

Cali xaaji Cige Gudida (G10 Khaatumo state of somalia)

Maxamad Cumar Tacabir (Gudoomiyaha Khaatumo ee u Fadhiya Dalka UAE )

Waxaa kasoo qeyb galay wax garadka iyo tujaarta kasoo jeeda Maamulka Khaatumo saatet .

Xafladaas ayaa ka muuqatay xaflad aad u farxad badan dhanka kale dadka kasoo qeyb galay xafladaas ayaa muujiyey garab istaaga mamulkooda iyo madaxdooda kuna muujiyey goobtaas iney diyaar uyihiin iney uhuraan naftooda iyo maalkooda mamulkooda Khaatumo satet of Somalia

Xafladaas ayaa furtay Safiyah Cabdi Mohammed oo ah gabadhii soo qaban qaabisay xafladan iyada iyo hooyo Barni axmad Cumar oo ku soo dhawayey martida iskugu timid xafladaas.

Waxaa kaloo ka hadlay xafladaas Pro:Cali khaliif Galeydh oo ku sheegay dumarka reer khaatumo dumar wax qabad leh markastana ugu horeya wax qabadka iyo horomarka .

Isagoo hadalkiisa halkaa kasii watay ayuu sheegay in khaatumo state of somaliya marnaba dagaal ayna u horseedin dadka dariska ah ama maamulada dariska la’ah .

Khaatumo waxey ilaalinaysaa nabada iyo hora marka shacabkeeda laakin diyaar ayey u tahay khaatumo iney is difaacdo hadii lagu soo duulo.

Waxaa kaloo ka hadlay Pro Suleyman Ciise (Xagla toosiye) isaguna waxa uu mahad celin ujeediyey dumarka khaatumo meelkasta kunool waxa uuna sheegay in dumarka marwalba door ka qaataan ineey mamulkooda meel sare gaaro una jeediyey mahad celin gaar ah ujeediyey dumarkii soo qaban qaabeyey xafladaas cashada ah .

Xafladaas ayaa ku dhamaatay si farxad badan oo dhamaan kamuuqatay farxad iyo niyad dhisan .

Horufadhi.com
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Prof Galaydh & Xaglatosiye meet Jaliyada Khatumo Abu Dha

Post by EastAfrica »

Image

Mudane Cali Xaaji Cige, Golaha Sare G10 - KHaatumo State Of SOmalia
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”