Shaab wax weyn ba ka si ah i think he is raga make upka marsada or something
Waxba ma ahaaten hadu dumarka aragooda ka shekeeyo and how the hot ladies look like
Laakin Maalin kasta nin uun bu na hor wada oo u leeyahay nin hebel ma qurux badan wtf
Isaga iyo ximaarka Dr yalaxow wa isku mid Ximaarku wuxu yidha Somalidu wa nigerian , kan shaab na wuxu ku waashay Somalilanders look like this iyo Somalilanders have xabashi look
Cala kuli xaal dad buka meeshan so gala