First Taxi company started operating in Somaliland+PICS

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

First Taxi company started operating in Somaliland+PICS

Post by Khalid Ali »

Shirkadda Raaxo City Taxi oo Hargeysa ka bilowday kiraynta Tagaaasi yar yar oo bilicda Caasimadda Wax weyn ku soo kordhinaya

Hargeysa(Waaheen) Guddoomiyaha Shirkadda Raaxo City Taxi Dr: Axmed Xaashi Oday ayaa maanta Hargeysa ku soo bandhigay Tagaasi casri ah oo yar yar oo ka hawlgali doona Caasimadda Hargeysa.
tagaasidan oo ah kuwo koo kooban waxa ay qaadayaan shan qof, waxaanay ku kiraynayaan qiime aad uga jaban iyagoo goob kasta oo ka mid ah Hargeysa ka hawlgalaya.
Dr : Axmed Xaashi Oday waxa uu sheegay mashruucan inay ugu talogaleen sidii ay bulshada u siin lahaayeen adeeg fudud oo ka maamul iyo amaan fiican qaabka ay u shaqeeyaan gaadiidka yar yar ee dalku gaar ahaan Tagaasidu.
waxa uu sheegay Calaamad gaar ah inay leeyihiin tagaasidoodu oo ay bulshadu ku garan karto in uu TAGSIILE yahay gaadhiga ay raacayaan isagoo xusay marka hore dadku inaanay kala garanayn gaadhiga ay joojinayaan ka uu yahay.
sidoo kale waxa uu sheegay shirkaddu inay damaanad qaadayso Amaanka rakaabka iyo ka bulshadaba inay ka qayb qaadanayaan, isla markaana qofka gaadiidkooda raaca ay xafidayaan alaabihiisa haddii uu ku iloobo.
gaadiidkan oo ay maanta Shirkadda Raaxo City Taxi ku soo bandhigtay Hargeysa waxa ay ahaayeen laba iyo toban xabo, oo bilow u noqonay
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: First Taxi company started operating in Somaliland+PICS

Post by Rightwing »

PICS??
Byootuhful
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 636
Joined: Sat Sep 10, 2011 9:02 am
Location: Hargeisa

Re: First Taxi company started operating in Somaliland+PICS

Post by Byootuhful »

Walle I saw one of those funny lookin' lil' gaadhiyaal saaka..waaban yaabsana..
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: First Taxi company started operating in Somaliland+PICS

Post by Thuganomics »

HRG always had taxis.Maxey kuwani ku duwan yihiin.Are they radio taxis yacni
PS:It says plus pics in the thread title,I feel cheated :evil:
User avatar
ZubeirAwal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15174
Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.

Re: First Taxi company started operating in Somaliland+PICS

Post by ZubeirAwal »

They should have money meters inside iyo the cars should have advertisements, and it should be like a toyota, the taxi's inside UAE, had me real impressed.


Image
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: First Taxi company started operating in Somaliland+PICS

Post by CaynabaX »

^^

Those fuckers waa scammers they used to take a long road just to scam you. balaayadda Hindida.
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: First Taxi company started operating in Somaliland+PICS

Post by Somalistan »

I'm pretty sure this isn't the 'first' taxi services in Hargeisa or Somaliland. But perhaps the first one to to rent out those car models.
User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: First Taxi company started operating in Somaliland+PICS

Post by Twist »

User avatar
rich-boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1635
Joined: Wed Jan 30, 2008 6:26 am
Location: Paris Seine saint denis Banlieue Nord gros

Re: First Taxi company started operating in Somaliland+PICS

Post by rich-boy »

they not taxis they little cars u rent for the day
User avatar
KingMJ
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sun Dec 05, 2010 1:04 pm
Location: Back frm the Dead

Re: First Taxi company started operating in Somaliland+PICS

Post by KingMJ »

I thought we already got taxi's like this? These look :up:

Image
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16995
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: First Taxi company started operating in Somaliland+PICS

Post by MujahidAishah »

The taxis uses to b mark 2 and were private own cars there were no taxi companies
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”