DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Habeenkii Labaad Ku Hooyanaya Afgooye Iyo Munaasabad Uu Ka Qeybgalay
Published on June 12, 2012 by Jayte · 42 Comments · 10,922 views
Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Habeenkii Labaad ku hooyanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada Hoose ayadoo Madaxweynahana uu maanta ka qeybgalay munaasabad ay kasoo wada qeybgaleen qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Afgooye.
Its the same spot where terrorists alshabaab mourned the death of their father Osama..
