Madaxweynaha Jubbaland State Dr.Ducaale iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo oo garay Magalada Muqdisho. ‘Warsaxafadeed)
admin | Jun 14, 2012 | 0 comments
ASW, Salaan kadib waxaa saaka oo talaado ah abaarihii 10-ka subaxnimo kadagay magaalada muqdisho madaxwaynaha maamul goboleedka jubaland,Dr Axmed Farax Ducaale iyo wafti bal aaran oo ka kooban waxgarad isugu jira hogaanka dhaqanka ,ugaasyo,saladiin,suldaamo iyo xubno kale oo saraakiil ah.
waxaa sidiiran ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha qaar kamid ah hogaanka dhaqanka oo horay isii joogay muqdisho siyaasiin sare oo isugu jira xildhibaano,saraakiil,culimo’udiin,ha ween iyo dhalinyaro oo dhamaantood katirsan jaaliyadda jubaland.
waa markii ugu horaysay oo mudo 20-sano kabadan ay isla tilaabo qaadaan waxgarad intaa tiro la’eg oo mug iyo miisaan kuleh bulshaweynta reer jubaland,ujeedadda isu keentayna ay tahay in ay kawarbixiyaan in ay dhamaatay kalaqaysanaantii iyo nidaam la’aantii kajirtay goboladda jubooyinka,maantana ay wataan nidaam ay dhisteen oo ay ku midaysan yihiin,inkastooy jiraan cadaymo fara badan oo isa sootarayo in xubno sare oo dowladda katirsan ay wali ka shaqaynayaan iyo maamulada qaarkood in gobolada jubooyinka iyo gedo aysan nabadu kadhalan oo dhaqaalo horleh loogu bixinayo in markala la ‘iska horkeeno,
mar aan khadka telefoonka kulahadlay qaar kamid ah wufuuda waxay iisheegeen in ay dhamaatay dib’udhac iyo is qab-qabsi dambe dirir iyo dagaal dhiig ku daato,waayo waxaan nahay dad wada dhashay oo walaalo ah,wixii la’isku qabto oo nidaamka ku saabsan waxaa lagu xalinayaa wadahadal,bulshada reer jubaland waxay markhaati ka yihiin dhibaatadii soo martay iyo mudadii ay qaadatay,umana baahno in dhalinta soo koraysa uu wakhti kale oo dheeraad ah ka dhumo waana sababta keentay dhisitaanka jubaland maantana aan muqdisho ujoogno.
Mar anu waydiinay waxaa dhaliyay safarkan muqdisho lagu aday waxaa uu ku jawabay , marka koowaad waxaan ilaahay ka baryaynaa in sharaftii iyo wanaagii umadda soomaaliyeed dib usoo cesho,inagoo tixgalinayno axdi qarameedka dowladda kumeel gaarka ahaana in la dhameys tiro maamul goboleedyada kahor xiliga kala guurka,waxan dowlada iyo madaxweynaha ooga baahanahay in ay kaqaataan qaybtii kaga soo aaday maamul goboleedka jubaland,iyadoo la tixgalinayo rabitaanka shacabka reer jubaland iyo madaxda ay soo doorteen,
Wabilaahi towfiiq
Afhayenka Maamul Goboleedka Jubbalnd ee N. America
Abdullahi Boos.
Ducaale and Delegation Reach Mogadishu
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Re: Ducaale and Delegation Reach Mogadishu
Murax wrote:madaxwaynaha maamul goboleedka jubaland,Dr Axmed Farax Ducaale iyo wafti bal aaran oo ka kooban waxgarad isugu jira hogaanka dhaqanka ,ugaasyo,saladiin,suldaamo iyo xubno kale oo saraakiil ah.
waxaa sidiiran ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha qaar kamid ah hogaanka dhaqanka oo horay isii joogay muqdisho siyaasiin sare oo isugu jira xildhibaano,saraakiil,culimo’udiin,ha ween iyo dhalinyaro oo dhamaantood katirsan jaaliyadda jubaland.
waa markii ugu horaysay oo mudo 20-sano kabadan ay isla tilaabo qaadaan waxgarad intaa tiro la’eg oo mug iyo miisaan kuleh bulshaweynta reer jubaland,ujeedadda isu keentayna ay tahay in ay kawarbixiyaan in ay dhamaatay kalaqaysanaantii iyo nidaam la’aantii kajirtay goboladda jubooyinka,maantana ay wataan nidaam ay dhisteen oo ay ku midaysan yihiin,inkastooy jiraan cadaymo fara badan oo isa sootarayo in xubno sare oo dowladda katirsan ay wali ka shaqaynayaan iyo maamulada qaarkood in gobolada jubooyinka iyo gedo aysan nabadu kadhalan oo dhaqaalo horleh loogu bixinayo in markala la ‘iska horkeeno

- Eaglehawk
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3557
- Joined: Sun Dec 27, 2009 3:33 pm
- Location: God, Clan and Country
- Contact:
Re: Ducaale and Delegation Reach Mogadishu
We need a diplomatic offensive that will complement our military offensive
Its great seeing our “ugaas” and madax pulling up their sleeves and doing the job they should have done in 1998
My dream is to see farmaajo president of the central goverment and ducaale president of jubaland and maxamud sayid adan as governor of gedo and col cabas as mayor of kismaayo…what a comeback would that be
I would stop my hostility towards beesha cagdheere since we have entered critical time and their support is something we need to earn
Its great seeing our “ugaas” and madax pulling up their sleeves and doing the job they should have done in 1998
My dream is to see farmaajo president of the central goverment and ducaale president of jubaland and maxamud sayid adan as governor of gedo and col cabas as mayor of kismaayo…what a comeback would that be
I would stop my hostility towards beesha cagdheere since we have entered critical time and their support is something we need to earn
- Smile-LiKe-SuN-RiSE
- SomaliNet Super

- Posts: 7665
- Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
- Location: Jubbaland
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 1207 Views
-
Last post by DonCorleone
-
- 11 Replies
- 1354 Views
-
Last post by damu
-
- 8 Replies
- 1087 Views
-
Last post by gurey25
-
- 7 Replies
- 155 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 8 Replies
- 1207 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 7 Replies
- 1200 Views
-
Last post by Brav3Heart
-
- 14 Replies
- 1352 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 4 Replies
- 729 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 39 Replies
- 4184 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 0 Replies
- 1033 Views
-
Last post by Strategic