Siciid85 wrote:Kalil ha he lives in Djibouti. He is the majority shareholder of the Hargeysa theatre, his also involved in the multi million electricity deals between Somaliland and Ethiopia and other things. Reerki Cidagale lacag ayii yeesheen mashallah lol. As for Habar Yoonis they have many millionaires, one of them (Maxamed Yuusuf) actually donated to the Hargeysa-Oodweyne-Burco road but it is not match to what Cumar Caydiid donated to the Sallaxley road project lol..
Hargeysa theatreka isagaa dhisanaya keligii. Maan maqal cid isaga kula jirta theatreka.$ 700 000 ayay dawladii Riyaale kaga iibisay theatreka Hargeysa markaasaa markuu dhiso is yidhi Isaxaaqu ku qabsadeen oo yidhaahdeen dhulka anagaa leh. iyadoo weli muranku socdo ayay dawladan siilaanyo meesha qabsatay markaasuu lacagta tii hore mid la mida bixiyey oo u cusboonaysiiyeen heshiiskii hore. Markay isaxaaqu ka hadhiwaayeen e xaaladu xumaatay ayuu odayaashii isaxaaqa intuu isugu yeedhay lacag badan siiyay oo sidaa kaga hadheen. inagu rag millionair ah waynu leenahay laakiin ilaa hadda cid lacag fiican bixisay lama hayo.