Page 1 of 2
Cumar Caydiid donates $1.4 million to Salahley road project
Posted: Thu Jun 14, 2012 12:27 pm
by Siciid85
Nin ku dayaasho mudan.

The construction of the road between Hargeysa and Sallaxley started today officially.
Dhismaha Wadada Isku Xidhaysa Sallaxley Iyo Hargeysa Oo Maanta Si Rasmi Ah Loo Bilaabay+Daawo Sawiradda
Xaflad lagu shaacinayo bilowga wada Cad oo ah waddo isku xidhi doonto Magaalooyinka Hargaysa iyo Salaxley ayaa maanta lagu qabtay goobta la filayo in laga bilaabo wadadan oo ku taala duleedka koofureed ee magaalada hargaysa. Haweenka Cidagale ee ku dhaqan Hargeysa ayaa iyagu goobtii ku dhiibay $82000(laba iyo sideetan kun oo dollar).
Siido kale Ganacsade Cumar Caydiid ayaa isagu ugu deeqay wadadan $1,400,000(Milyaan iyo afar boqol oo kun) Taas oo ku Bixiinayo Cash, lacagta shidaalka, shaqaalaha macidaadka ka shaqaynaaya wadada iyo qalabka.
shahado sharaf la siiyey Ganacsade Cumar Caydiid qeybta weyn ka qatay.
Gabagabadii Chief Caaqil Rashiid Maxamed Jaambiir waxa Guddoomiyaha Guddida Dhismaha Wadada isku xidhaysa Hargaysa iyo Salaxley ku wareejiyey lacag gaadhay labaatan kun oo dollar(20,000$) oo ay dawlada hoose ee magaalada hargaysa kaga qayb qaadanayso wadadan .
http://togaherer.com/wardegdeg-ah-wadad ... ay-wadada/
http://hadhwanaag.com/detail.aspx?id=68978
Re: Cumar Caydiid donates $1.4 million to Salahley road proj
Posted: Thu Jun 14, 2012 12:36 pm
by SahanGalbeed

, geesi !
Re: Cumar Caydiid donates $1.4 million to Salahley road proj
Posted: Thu Jun 14, 2012 2:09 pm
by Siciid85
Re: Cumar Caydiid donates $1.4 million to Salahley road proj
Posted: Thu Jun 14, 2012 3:05 pm
by Methylamine
Re: Cumar Caydiid donates $1.4 million to Salahley road proj
Posted: Thu Jun 14, 2012 4:37 pm
by Siciid85
Re: Cumar Caydiid donates $1.4 million to Salahley road proj
Posted: Thu Jun 14, 2012 4:41 pm
by TheblueNwhite
Raggeedi.

Re: Cumar Caydiid donates $1.4 million to Salahley road proj
Posted: Thu Jun 14, 2012 4:43 pm
by kaliil
Mashallah ninku waa gacan weyne. Cumar caydiid $1,4 miliion iyo dumarka ciidagale $ 82000 waa 2,2 million dollar hal maalin la dhiibay.Cumar Caydiid waa nin miliionaire ah oo Jabuuti degen. Habar Yoonis ma laga waayay nin intaa in leeg bixiya oo laccagta ugu deeqa wada Hargeysa-oodweyne-Burco?
Re: Cumar Caydiid donates $1.4 million to Salahley road proj
Posted: Thu Jun 14, 2012 4:49 pm
by FBISOMALIA
good news

Re: Cumar Caydiid donates $1.4 million to Salahley road proj
Posted: Thu Jun 14, 2012 4:52 pm
by Siciid85
Kalil ha he lives in Djibouti. He is the majority shareholder of the Hargeysa theatre, his also involved in the multi million electricity deals between Somaliland and Ethiopia and other things. Reerki Cidagale lacag ayii yeesheen mashallah lol. As for HY they have many millionaires, one of them (Maxamed Yuusuf) actually donated to the Hargeysa-Oodweyne-Burco road but it is no match to what Cumar Caydiid donated to the Sallaxley road project lol. I wonder what happened to Yassin Olad one of the founders of Daallo airlines, he too does his business in Djibouti and is from Oodweyne.
Re: Cumar Caydiid donates $1.4 million to Salahley road proj
Posted: Thu Jun 14, 2012 5:03 pm
by kaliil
Siciid85 wrote:Kalil ha he lives in Djibouti. He is the majority shareholder of the Hargeysa theatre, his also involved in the multi million electricity deals between Somaliland and Ethiopia and other things. Reerki Cidagale lacag ayii yeesheen mashallah lol. As for Habar Yoonis they have many millionaires, one of them (Maxamed Yuusuf) actually donated to the Hargeysa-Oodweyne-Burco road but it is not match to what Cumar Caydiid donated to the Sallaxley road project lol..
Hargeysa theatreka isagaa dhisanaya keligii. Maan maqal cid isaga kula jirta theatreka.$ 700 000 ayay dawladii Riyaale kaga iibisay theatreka Hargeysa markaasaa markuu dhiso is yidhi Isaxaaqu ku qabsadeen oo yidhaahdeen dhulka anagaa leh. iyadoo weli muranku socdo ayay dawladan siilaanyo meesha qabsatay markaasuu lacagta tii hore mid la mida bixiyey oo u cusboonaysiiyeen heshiiskii hore. Markay isaxaaqu ka hadhiwaayeen e xaaladu xumaatay ayuu odayaashii isaxaaqa intuu isugu yeedhay lacag badan siiyay oo sidaa kaga hadheen. inagu rag millionair ah waynu leenahay laakiin ilaa hadda cid lacag fiican bixisay lama hayo.
Re: Cumar Caydiid donates $1.4 million to Salahley road proj
Posted: Thu Jun 14, 2012 5:31 pm
by Siciid85
Ha wa ruunta niyohow. It could be attributed to the fact millionaires like Mohammed Yusef and Amina Hersi are people that are not connected to the motherland much, one growed up in England and is the son of a man who came to London as one of the Somali seamen and the other is a second/third generation Sijui. Mohammed Yusef recently though made some investment interests in Somaliland, his getting into the oil exploration business in Block 26 which can generate billions of dollars if successful inshallah. According to him $40 million ayuu ku bixiinaaya, with investments in their land then contributing to the development of those lands comes naturally. Cumar Caydiid however obviously is more connected to the land, oo waba nin aan dhuulka ka fogayn oo Djibouti deegaan maalgaashina Somaliland ka samaystay dhowr sano ka hor.
Re: Cumar Caydiid donates $1.4 million to Salahley road proj
Posted: Thu Jun 14, 2012 7:46 pm
by Siciid85
Re: Cumar Caydiid donates $1.4 million to Salahley road proj
Posted: Thu Jun 14, 2012 8:15 pm
by OliveOil
Re: Cumar Caydiid donates $1.4 million to Salahley road proj
Posted: Thu Jun 14, 2012 8:20 pm
by Siciid85
^ Ma siida ba, gabadh wacan ayaad tahay marke. Laakin it is contradicting having qabqable Morgan avatar and claiming waad ku faraxda hormaarka dhuulka Soomaaliyeed. Bal tas ku labo.
Re: Cumar Caydiid donates $1.4 million to Salahley road proj
Posted: Thu Jun 14, 2012 8:24 pm
by OliveOil