Page 1 of 2

Cadaado airport upgrade project commences

Posted: Tue Jun 19, 2012 6:53 pm
by TheblueNwhite
Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Waxaa dayactir iyo balaarin lagu samaynayaa Airport-ka magaalada Cadaado ee caasimada maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb iyadoo xilligan ay ka socoto shaqo balaaran.

Maxamed Aadan Eng ka ah hawsha ka socota Airpor-ka ayaa warbaahinta u sheegay in shaqadan ay bilaabatay dhawr maalmood ka hor ayna isugu jirto balaarinta Airport-ka iyo dhismayaal lagu soo kordhinayo.

Hawshan ayaa waxaa si gaar ah u fulinaysa shirkada iska leh garoonka, iyadoo Airpor-ka la gaarsiinayo ilaa heer caalami ah, qalabkiisana loo dhamaystirayo sida uu inoo sheegay Eng Maxamed Aadan

Re: Cadaado airport upgrade project commences

Posted: Tue Jun 19, 2012 7:04 pm
by Murax
Are they building a airport from scratch or upgrading a existing one?

Re: Cadaado airport upgrade project commences

Posted: Tue Jun 19, 2012 7:18 pm
by TheblueNwhite
Waxaa dayactir iyo balaarin lagu samaynayaa Airport-ka magaalada Cadaado

Re: Cadaado airport upgrade project commences

Posted: Tue Jun 19, 2012 7:19 pm
by Murax
TheblueNwhite wrote:
Waxaa dayactir iyo balaarin lagu samaynayaa Airport-ka magaalada Cadaado


I read that but I don't see any existing airport in those pics :lol:

Re: Cadaado airport upgrade project commences

Posted: Tue Jun 19, 2012 7:31 pm
by TheblueNwhite
Image

Re: Cadaado airport upgrade project commences

Posted: Tue Jun 19, 2012 7:39 pm
by Murax
Image

Re: Cadaado airport upgrade project commences

Posted: Tue Jun 19, 2012 7:45 pm
by TheblueNwhite
A boon comes to Cadaado development thread and trolls on it. :lol: suprise!...

It's funny that you are the same bitch telling other Mareexaan to stay away from Hawiye affairs. nadal fooqal nadal, you can't control your hate. :lol: :lol: :lol:

Re: Cadaado airport upgrade project commences

Posted: Tue Jun 19, 2012 8:03 pm
by TheblueNwhite
Shirkad Duullimad Rakaab Ka Bilowday Galgaduud

Saturday, May 19th, 2012 |
Cadaado (GNN):-Shirkada duulimaadyada ee Centaral Air ayaa waxa ay maanta duulimaadkeedii ugu horeeyay ka bilawday magaalada Cadaado ee caasimada maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb.

Diyaarada ayaa abaara 1:00Pm duhur ee maanta (geeska Africa) waxa ay ka soo dagtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Cadaado, iyadoo dad rakaab ah ka keentay Muqdisho kuwo kalena Cadaado ka qaaday, kuwaasi oo u safrar caasimada Soomaaliya.
Todobaadkii hore oo maamulka shirkadu ku dhawaaqeen inay duulimaadyo ka bilaabayaan Cadaado ayaa waxaa is diiwaan galiyay dad badan oo meelo kala duwan u safraya, waxaana maanta diaaradu qaadi waysay dadkii Tikidka goostay qaarkood, taasi oo laga dheehan karo in duulumaadka shirkadan uu ku soo aaday xilli baahi wayn loo qabay.

:clap:

Re: Cadaado airport upgrade project commences

Posted: Tue Jun 19, 2012 8:08 pm
by TeAmo
Blue and white are you Salebaan?

Re: Cadaado airport upgrade project commences

Posted: Tue Jun 19, 2012 8:10 pm
by Conqueror
Murax wrote:Image
:lol: :lol: :lol:

Re: Cadaado airport upgrade project commences

Posted: Tue Jun 19, 2012 8:19 pm
by TheblueNwhite
TeAmo wrote:Blue and white are you Salebaan?
No.

Re: Cadaado airport upgrade project commences

Posted: Tue Jun 19, 2012 8:25 pm
by TeAmo
That is how it currently looks coz the airport is in the process.

Image

Re: Cadaado airport upgrade project commences

Posted: Wed Jun 20, 2012 12:35 am
by Murax
^^

:lol: Thats how a airport looks to a dameer. No wonder Bantuga didn't wanna post pictures :lol:

Re: Cadaado airport upgrade project commences

Posted: Wed Jun 20, 2012 2:24 am
by FarhanYare
Murax wrote:
TheblueNwhite wrote:
Waxaa dayactir iyo balaarin lagu samaynayaa Airport-ka magaalada Cadaado


I read that but I don't see any existing airport in those pics :lol:
exactly

Re: Cadaado airport upgrade project commences

Posted: Wed Jun 20, 2012 2:27 am
by FarhanYare
TeAmo wrote:That is how it currently looks coz the airport is in the process.

Image
Te Amo where is the runway, buildings e,t,c