alshabab soldier surrender to PL authority
Posted: Wed Jun 20, 2012 11:43 am
Ninkaan ayaa magaciisa ku sheegay in lagu magacaabo Maxamed Faarax Ciise ayaa saxaafada u sheegay in Al-shabaab deegaanka ay ka geysteen dhibaatooyin badan , dadkiina ay ka baro kaceen deegaanka, sidaas daraadeed uu uga soo baxay, wuxuuna ku waaniyey inta ku haray kooxdaasi in ay isaga soo baxaan.
Maxamed Faarax Ciise, ma aha ninkii ugu horeeyey ee isaga soo baxsada Kooxda Al-shabaab ee ka howlgala Buuraleyda Golis, waxaana warar hoose sheegayaan in shaqsiyaadka ka soo baxaya kooxdaasi ay ugu wacan tahay dhaqaalihii ay heli jireen oo yaraaday iyo dhaq-dhaqaaqooda ee dhanka Beriga ah oo cabsi daraadeed ugu xayirmay buuraleyda Golis, kaddib markii ay si xoogan uga soo horjeesteen dadka deegaanka & ciidamada ammaanka Puntland oo il-gaar ah ku haya kooxahaasi.