Sheeko iyo bashaal thread

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Sheeko iyo bashaal thread

Post by TheblueNwhite »

Gabar Soomaali ah oo shaarbo (moustache) leh ayaan arkey shaley. Guriga aan tagey ayey joogtey, inaan weydiiyo sababta ay iskaga jari la'dahay ayaan damcay mar hadana waan ka xishoodey. :) gabdhaha guriga degan mid ka mid ah ayaan weydiiyey instead. Waxay igu tiri, ma aqaan walaaloow.

Marka anigoo yaaban ayaan iskaga dhaqaaqey gurigii. Gabar cad waaye hadana shaaribka meel dheer ayaa la arkaayaa, bal ka sheekee. Ma shukaansan lahayd gabar shaarbo leh? :lol:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by zingii »

Waxaad aragtay malaha waa (xaad thick ah).
User avatar
waryaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5889
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by waryaa »

nin baan ku iri heblayo (xaaskiisa) inay dhali rabto maanan ogeen. Wuxuu iigu jawabay uur male ee sideedey u calool weyntahay :lol:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by zingii »

:lol: :lol:
User avatar
waryaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5889
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by waryaa »

zingi, sometimes we need to lay down the armor and just have some :lol: :lol: :lol: time...
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by zingii »

waryaa wrote:zingi, sometimes we need to lay down the armor and just have some :lol: :lol: :lol: time...
At times bro at time, at times.
Imagine standing next to few xalimos and all of a sudden you hear a skweaky loud fart and they all laugh afterwards. They were tightly sitting next to each other that i couldn't tell which one of them released it. I simply walked from the area before the smell reached me. :lol:
User avatar
eliteSomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5746
Joined: Mon Dec 12, 2011 2:29 pm
Location: Jewnited States of America.

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by eliteSomali »

Last night I met a somali christian. I overheard him talking about he's muslim and christian at the same time.This is how our convo went.

Me: adeer ma muslim baad tahay mise gaal?

Him: Muslim baan ahay laakiin kanisdana waan aadaa

Me: adeer diinta muslimka ah magac kaliyah laguma noqdo

Him: Adeer adiga naar baad gali akhiro :lol:

Me: adeer ma cabtaa khamriga?

Him: haaa waxaan cabayaa mudo 42 sano ah. waxaan bilaaway 1968

Me: :shock: Adeer caruurtaada maxay ka leeyihiin arintaas?

Him: adeer iyagaa fridgeka ii galiya khamriga.

Me: adeer khamriga waa dambi.

Him: khamriga dambi ma'aha. Cumar iyo abu bakarba way kaban jireen.

Me: meeqa caruur baad leedahay?

Him: 7

Me: wax gabar ah maku jiraan?

HIm: inaad cunto maad rabtaa adeer? haa way ku jiraan

Me: :-O adeer maya ee waan iska kaa waydiye

Him: Maya adeer waa caadi, hadaad si fiican u soo cunto, adaa leh. :o

Adeer: guur diyaar uma ahi hada :lol:

him: yaa guur sheegay, aniga hadaad iyada faraxsan ii keento adaa leh baan ka waday.

Me: haye waayahay adeer waan u imaan doonaa. :lol:
User avatar
waryaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5889
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by waryaa »

lol@ the gas :lol: :lol: :lol: u made the right decision by leaving quietly. never provoke a pack of somali cats...

elite in canada? I heard there's an old somali man who drinks publicly and lets his kids bring home boy/girlfriends.
User avatar
eliteSomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5746
Joined: Mon Dec 12, 2011 2:29 pm
Location: Jewnited States of America.

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by eliteSomali »

Nah bro. I live in da USA. Odaygan waa mid waalan. HE tried to convince me that all you need to be a muslim is love the prophet and allah. He was like there is a hadith that says prayers arent necessary and when I inquired him of the hadiths, he was like if I tell you, you'll become gaal also. :lol:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by AbdiWahab252 »

eliteSomali wrote:Nah bro. I live in da USA. Odaygan waa mid waalan. HE tried to convince me that all you need to be a muslim is love the prophet and allah. He was like there is a hadith that says prayers arent necessary and when I inquired him of the hadiths, he was like if I tell you, you'll become gaal also. :lol:
77

Was told the same thing by another odeey I met in Nairobi. Man drinks but is a scholar on the religion. He can out duel the imam.
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7335
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by Lamagoodle »

Waxaan ayaan dhoweyd s(zab) la cunay odeyaal shaxaari ah. Sidii loo kaftameeyey ayuu mid talefoon u soo dhacay. Markuu dhigay ayuu yiri; walaahi beryahaan dhib ayaa i haaysta; islaantii maseeyr ayaa haayaa mar waliba waay i soo waci sidaay u ogaato meeshaan joogo.

Mid kale ayaa soo booday; war ninyahoow reer baadiyo ayaad tahay; aniga markaan shukaansi aadayo waxaan iraahdaa tabliiq ayaan aadayaa.

Mid kale ayaa soo booday; saaxibow taleefoonka meel waliba waa lagaa soo waci karaa;

Odeydii hore ayaa yiri; islaamaha waay ogyihiin in markii tabliiq lagu jiro aan taleefoonka laga jawaabi
User avatar
eliteSomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5746
Joined: Mon Dec 12, 2011 2:29 pm
Location: Jewnited States of America.

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by eliteSomali »

AbdiWahab252 wrote:
eliteSomali wrote:Nah bro. I live in da USA. Odaygan waa mid waalan. HE tried to convince me that all you need to be a muslim is love the prophet and allah. He was like there is a hadith that says prayers arent necessary and when I inquired him of the hadiths, he was like if I tell you, you'll become gaal also. :lol:
77

Was told the same thing by another odeey I met in Nairobi. Man drinks but is a scholar on the religion. He can out duel the imam.
Xactly. The oday was droppin' ayahs and complex hadiths daat I had to ask my wadaad friends to confirm. But he's a christian and constantly fears Xecution. :lol:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by AbdiWahab252 »

Elite,

This one was ranting that it doesn't say anywhere in the quran how many times you have to pray. He also went on to talk about khamriga and stated it was DRUNKNESS that was forbidden not the alochol.

The odeey was a cool fellow with good looking daughters.
User avatar
waryaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5889
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by waryaa »

lol - about shaxari odeys. Some Somali guys were having fun @ star bucks talking about the yummiest sex they had, etc. There was an old man listening the conversation from a distance without their knowledge. Then he joined in by saying "hadba kaa saarantaa u macaan". in other words, the best one is the one you are doing at the time. some oldies are very shaxare. He summed it up with one sentence :lol:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by zingii »

waryaa wrote:lol - about shaxari odeys. Some Somali guys were having fun @ star bucks talking about the yummiest sex they had, etc. There was an old man listening the conversation from a distance without their knowledge. Then he joined in by saying "hadba kaa saarantaa u macaan". in other words, the best one is the one you are doing at the time. some oldies are very shaxare. He summed it up with one sentence :lol:
Hadal xigmad leh buu sheekada ku soo xiray. :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Banaadir”