Sheikh Abu Mansuur: Here`s my location America now do someth
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Sheikh Abu Mansuur: Here`s my location America now do someth
Sheekh Mukhtaar Rooboow oo dowladda Mareekanka u sheegay halka uu ku nool yahay
Sheekh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur oo ka mid ah saraakiisha Xarakada Al-shabaab ayaa dowladda Mareekanka u sheegay halka uu ku nool yahay ka dib markii Masjid ku yaala degmada Buur Hakaba uu kula hadlay shacab aad u badan..
“Mareekanka waxaan u sheegayaa inaan ku noolahay Buur-hakaba ee Mareekanka ha ii yimaado lacag iska daye hadaad dadkeena Geel badan siisaan mana soo sheegayaan idinka un ayaa dhib qaba habeen iyo maalin” Abuu Mansuur ayaa hadlkaasi sheegay.
Sheekh Muqtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa sheegay sidoo kale in habeen iyo maalin uu ku nool yahay nolo aan baqdin lahayn waxaana uu sheegay in dowladda Mareekanka mar waliba ay sidaan u balan qaadaan lacago balse aan la arag balan qaadkooda.
Dowladda Mareekanka dhawaan waxay lacag badan dul dhigeen 7 sarkaal oo ka mid ah Xarakada Al-shabaab waxaana lacagtaa ay gaareysaa 33 milyan oo doolar, iyadoona sheekh Mukhtaar Abuu Mansuur uu ka mid yahay dadkii lacagtaasi la dul dhigay.
Cumar Cali Maxamed, Muqdisho, Soomaaliya
Allgedo News Media Network

- TeAmo
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3100
- Joined: Sun May 20, 2012 2:29 pm
- Location: STOMP STOMP STOMP was the noise the fat little troll made.
Re: Sheikh Abu Mansuur: Here`s my location America now do so
English please!
- Cirwaaq
- SomaliNet Super
- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Sheikh Abu Mansuur: Here`s my location America now do so
I would personally advise This man to denounce Shabab and to stockpile his people's weapons for a day to come when Western backed government soldiers are forcibly taking his people's farms.
kooxda degaankood ha aadan Jihaad aa imanaya
kooxda degaankood ha aadan Jihaad aa imanaya

Re: Sheikh Abu Mansuur: Here`s my location America now do so
Abu Mansur is challenging the US to get him. He gave his coordination (Bur Hakaba), but cautioned his people wouldn't snitch on him even if they're bribed with many camels.TeAmo wrote:English please!
- Eaglehawk
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3557
- Joined: Sun Dec 27, 2009 3:33 pm
- Location: God, Clan and Country
- Contact:
Re: Sheikh Abu Mansuur: Here`s my location America now do so
abu mansur is a great actors, most people don`t know his families background
wale wa geesi, asaga ba isku caano shuubay, shiribna noolow bu ka dhaba wada
abu mansuur we know who you are
fiqi mahamed
wale wa geesi, asaga ba isku caano shuubay, shiribna noolow bu ka dhaba wada
abu mansuur we know who you are
fiqi mahamed
Re: Sheikh Abu Mansuur: Here`s my location America now do so
abu Mansuur is not fiqi Maxamad or Fiqi Cumar. He is from a noblity and chiefdom lineage. He is the Son of Malaaq Roboow Malaaq Cali Malaaq Cumar. His father is the Greatest Malaaq of the Leesaan Clan of the digil tribe. Leesaan is the majority Clan of the digil and mirifle clan. His sub-Clan Live most of Bay and Bakool Provinces.Eaglehawk wrote:abu mansur is a great actors, most people don`t know his families background
wale wa geesi, asaga ba isku caano shuubay, shiribna noolow bu ka dhaba wada
abu mansuur we know who you are
fiqi mahamed
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Sheikh Abu Mansuur: Here`s my location America now do so
If he wishes 'martyrdom' he should go to the frontlines and not hide amongst poor worshippers.
Re: Sheikh Abu Mansuur: Here`s my location America now do so
Where are the frontlines?HutuKing01 wrote:If he wishes 'martyrdom' he should go to the frontlines and not hide amongst poor worshippers.
- Based
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3956
- Joined: Tue Sep 06, 2011 5:23 pm
- Location: Can't think of anything witty or interesting
Re: Sheikh Abu Mansuur: Here`s my location America now do so
^^The markets and schools these types like to blow themselves up in.
Re: Sheikh Abu Mansuur: Here`s my location America now do so
And you're HutuKing01's lawyer?Based wrote:^^The markets and schools these types like to blow themselves up in.
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Sheikh Abu Mansuur: Here`s my location America now do so
Arabman wrote:And you're HutuKing01's lawyer?Based wrote:^^The markets and schools these types like to blow themselves up in.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Sheikh Abu Mansuur: Here`s my location America now do so
Abu Mansuur is no coward wallahi.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Sheikh Abu Mansuur: Here`s my location America now do so
The frontlines are in Galgaduud, Banadir, Bay Bakool and Jubboyinka.
Enough place to get killed.
Americans dont give a darn about abu mansur.
He is not Ceyroow whom they though was a serious threat.
Enough place to get killed.
Americans dont give a darn about abu mansur.
He is not Ceyroow whom they though was a serious threat.
Re: Sheikh Abu Mansuur: Here`s my location America now do so
HutuKing01 wrote:If he wishes 'martyrdom' he should go to the frontlines and not hide amongst poor worshippers.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Sheikh Abu Mansuur: Here`s my location America now do so
hes in bakool right now you fool!HutuKing01 wrote:The frontlines are in Galgaduud, Banadir, Bay Bakool and Jubboyinka.
Enough place to get killed.
Americans dont give a darn about abu mansur.
He is not Ceyroow whom they though was a serious threat.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 157 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 31 Replies
- 4916 Views
-
Last post by fatimazahra
-
- 5 Replies
- 453 Views
-
Last post by Samatr
-
- 0 Replies
- 393 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 22 Replies
- 1656 Views
-
Last post by somali_peninsula
-
- 0 Replies
- 279 Views
-
Last post by abdi ilyas
-
- 90 Replies
- 3793 Views
-
Last post by Shirib
-
- 16 Replies
- 1465 Views
-
Last post by Bamaarn
-
- 19 Replies
- 1124 Views
-
Last post by Ureysoo