former Prime minister Mohamed Abdullahi Farmaajo taking the the first election poll by a landslide. Who owns Allbanadir and who are the target audience, seeing Sharif got second place I suspect it is a Hutu site. More sites should make similar polls.Halkaan ka Aqriso Natiijada Codeyntii loo qaaday 10-ka Musharax ee Xilka Madaxweyne iyo Magacyada Dadkii Codeeyay
admin | Jun 23, 2012 | 0 comments
Shabakada Allbanaadir oo ka mid ah Shabakadaha Warbahinta ee Somalia aya maalmihi la soo dhafay waxaay codeyn u qaday 10 ka musharax ee ugu cad cad qabashada Xilka Madaxweynenimada Somalia codeyntuna waxaay u dhacday sidan.
————————————————————————————————————————-
Waxaana halkaasi ku xirmay Codeyntii loo qaadayay 10-ka Musharax ee ugu Cad cad Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya iyadoona dhawaan idiin soo gudbin doono Qeybta Labaad ee Musharaxiinta iskugu soo haray.
Waxaana idin soo gudbineynaa Qeybta Koowaad ee Natiijada Doorashada si ay Codadka u kala heleen iyo Magacyada dadka ka qeyb qaatay Codeynta ,iyadoona ay jiraan Codad halaabay aysan noo suurto galin in aan soo bandhigno.
Hadaba halkan ka aqriso sida ay Codadka u kala heleen Musharixiinta
1 Maxamed Cabdulaahi Maxamad Farmaajo 79-Cod
2 Shiikh Shariif Shiikh Axmed 35-Cod
3 Dr. Cabdiraxmaan Macalin Cabdullahi Baadiyow 12-Cod
4 Xaaji Maxamed Yaasiin 8-cod
5 Cabdilaahi Axmed Cadow 5-Cod
6 Shariif Xasan Shiikh Aadan 5-Cod
7 Maxamed Qanyare Afrax 4-Cod
8 C/weli Maxamed Cali Gaas 4-Cod
9 Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur Warsame 3-Cod
10 C/laahi Sheekh Xasan 0-Cod
Allbanadir: First Somalia election polls
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Adali
- SomaliNet Super
- Posts: 10587
- Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
- Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.
Allbanadir: First Somalia election polls
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 478 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 7 Replies
- 709 Views
-
Last post by KingTuk
-
- 3 Replies
- 1151 Views
-
Last post by Murax
-
- 3 Replies
- 720 Views
-
Last post by bashe19
-
- 3 Replies
- 527 Views
-
Last post by Mondey
-
- 2 Replies
- 364 Views
-
Last post by Paddington Bear
-
- 4 Replies
- 7501 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 4 Replies
- 430 Views
-
Last post by zingii
-
- 17 Replies
- 16526 Views
-
Last post by zingii
-
- 5 Replies
- 1017 Views
-
Last post by AbdiWahab252