Habargedir you are needed Americans are Back

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32744
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Habargedir you are needed Americans are Back

Post by Khalid Ali »

Press TV oo baahiyey in ciidamo Maraykan ahi ay si qarsoodi ah Muqdisho uga howlgalaan

Telefishinka Press TV oo laga leeyahay dalka Iran ayaa baahiyey in boqolaal ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Maraykanku ay ka howlgalaan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.

Warbixinta Press TV oo internetka lagu baahiyey ayaa lagu xusay in ciidamadan oo ay tiradoodu 390 tahay ay fuliyaan howlgalo qarsoodi ah.

Sidoo kale waxaa warbixinta lagu sheegay in ciidamadan Maraykanka ahi ay saldhigyo qarsoodi ah magaalada Muqdisho ku leeyihiin islamarkaana ay daroogo khatar ah ku duraan qaar kamid ah ciidamada Soomaalida oo la shaqeeya.

Press TV oo soo xiganaya qaar kamid ah saraakiisha ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo uu kamid ahay sarakaal magaciisa lagu sheegay Cabdiwahaab Maxamed Cali ayaa sidoo kale xusay in ciidamadan Maraykanka ahi ay tababaro siiyaan qaar kamid ah ciidamada dowladda.

Warkan oo aan si dhab loo ogeyn xaqiiqadiisa wuxuu kusoo beegmayaa xilli ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen deegaano badan oo ay horay kooxaha dowladda kasoo horjeedaa ugu sugnaayeen.

Waxaana xusid mudan in horay diyaaradaha dagaalka gaar ahaan kuwa aan duuliyaha lahayn ee Maraykanku ay duqeymo uga gaysteen deegaano ka tirsan koonfurta Soomaaliya.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Habargedir you are needed Americans are Back

Post by gobdoon »

Where have you been ? or are you on drugs , H/g's power and ablity have gone and is not any more they have been waging unnecessary wars last 21 years and ones here now are submisive and peaceful , IIdorku meel walba naf bay ka doonayan , haday waxay keenen inay ictrirafkooda u raadsadan HAWIYE/HG waxan maqli jiray nin daad qaaday xumbo cuskay HADA ICTIRAF RABTID DAROOD U SUJUUD.
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19038
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Habargedir you are needed Americans are Back

Post by FarhanYare »

gobdoon wrote:Where have you been ? or are you on drugs , H/g's power and ablity have gone and is not any more they have been waging unnecessary wars last 21 years and ones here now are submisive and peaceful , IIdorku meel walba naf bay ka doonayan , haday waxay keenen inay ictrirafkooda u raadsadan HAWIYE/HG waxan maqli jiray nin daad qaaday xumbo cuskay HADA ICTIRAF RABTID DAROOD U SUJUUD.
shut da fuck up dhaan dhaan yahoow habargidir adhiga maa powerless ka dhigay
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Habargedir you are needed Americans are Back

Post by FBISOMALIA »

TFG in the ground ,Dont worry :up:
User avatar
Grant
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5845
Joined: Mon Jun 13, 2005 1:43 pm
Location: Wherever you go, there you are.

Re: Habargedir you are needed Americans are Back

Post by Grant »

This was reported on Press TV, which also reported an American drone strike killing 38 or 39 in and around an alleged Shabaab training camp on Friday. AP has picked up the story, but nobody else is reporting it. Has anyone seen anything that would confirm either story?

My sources say Press TV is based in Iran, which I have confirmed, and they question it's reliability.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Habargedir you are needed Americans are Back

Post by AbdiWahab252 »

HabarGedir have made peace with Halyeey Obama :up:
User avatar
Talo alle udaa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2739
Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
Location: Evaluating the African mind

Re: Habargedir you are needed Americans are Back

Post by Talo alle udaa »

AbdiWahab252 wrote:HabarGedir have made peace with Halyeey Obama :up:
HG have been made enuchs by the Al shabaab.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Habargedir you are needed Americans are Back

Post by AbdiWahab252 »

Talo alle udaa wrote:
AbdiWahab252 wrote:HabarGedir have made peace with Halyeey Obama :up:
HG have been made enuchs by the Al shabaab.

Yet you are unable to cross Dhusamareb why because the Big HG guu.s is blocking your way.
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Habargedir you are needed Americans are Back

Post by TheblueNwhite »

This Khalid guy is on drugs, as reported on PresssTV.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”