Page 1 of 1

Ma anigaa Mise Meshaan Maangaab baa ka buuxda.

Posted: Wed Jun 27, 2012 6:26 am
by DayaxJeclee
Isku keen , is daji lagama hadalaayee. isku dir iyo is nacaybaa lee la buubufinayaa.

wax hormuraa ah maba jirto in laga hadlo miyaa meeshaan? soomaali sidaan , reer cid sidaas u xun yihiin. Iyo wixii la mid ah[IWM].

Reer miyaaga ayaaba idinka indhodheer ama ilbaxsan.

Haddii aad ay maankaagu garto midaan. ceeb daraadee lee isku qari:

Doqontu laba iyo toban indhood bay leedahay kow iyo tobanna waxay ku aragtaa walaalkeed. :x :shock:

Re: Ma anigaa Mise Meshaan Maangaab baa ka buuxda.

Posted: Wed Jun 27, 2012 6:51 am
by Cirwaaq
SareedoXareedo wrote:Isku keen , is daji lagama hadalaayee. isku dir iyo is nacaybaa lee la buubufinayaa.

wax hormuraa ah maba jirto in laga hadlo miyaa meeshaan? soomaali sidaan , reer cid sidaas u xun yihiin. Iyo wixii la mid ah[IWM].

Reer miyaaga ayaaba idinka indhodheer ama ilbaxsan.

Haddii aad ay maankaagu garto midaan. ceeb daraadee lee isku qari:

Doqontu laba iyo toban indhood bay leedahay kow iyo tobanna waxay ku aragtaa walaalkeed. :x :shock:

Lol Hadatan toban farood aa kula jiraa ilxun wali mid qaloocan aay ila dabosoconeysaa ma aragtidoo?

:D

Re: Ma anigaa Mise Meshaan Maangaab baa ka buuxda.

Posted: Wed Jun 27, 2012 7:11 am
by DayaxJeclee
Cirwaaq wrote:

:lol: :lol:

Re: Ma anigaa Mise Meshaan Maangaab baa ka buuxda.

Posted: Wed Jun 27, 2012 11:07 am
by sheekh-Farax-zero
SareedoXareedo wrote: Doqontu laba iyo toban indhood bay leedahay kow iyo tobanna waxay ku aragtaa walaalkeed. :x :shock:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:

Re: Ma anigaa Mise Meshaan Maangaab baa ka buuxda.

Posted: Thu Jun 28, 2012 3:31 am
by DayaxJeclee
sheekh-Farax-zero wrote:
SareedoXareedo wrote: Doqontu laba iyo toban indhood bay leedahay kow iyo tobanna waxay ku aragtaa walaalkeed. :x :shock:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
waa run, runta dadku ma jeclo. :lol:

Re: Ma anigaa Mise Meshaan Maangaab baa ka buuxda.

Posted: Thu Jun 28, 2012 4:07 am
by Twist
Sareedo, soo dhowow, walaalo. Weli horay ma u kullanay horta? Haa, aniga waxaan ahay odayga meesha, waxaana la iigu yeeraa Awoowe Twist. Barasho wanaagsan.

Welcome, the "new" member. ;)

Re: Ma anigaa Mise Meshaan Maangaab baa ka buuxda.

Posted: Thu Jun 28, 2012 4:19 am
by DayaxJeclee
Twist wrote:Sareedo, soo dhowow, walaalo. Weli horay ma u kullanay horta? Haa, aniga waxaan ahay odayga meesha, waxaana la iigu yeeraa Awoowe Twist. Barasho wanaagsan.

Welcome, the "new" member. ;)
Alle aboow macaanow aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay. :rose:

mininka mininkaagi waaye ee soo dhawoow 3 qof lee igu tiro.

meeshaan reer dabodheer aa ka buuxdo mise aniga indhaha ii daboolan yihiin. :D

Re: Ma anigaa Mise Meshaan Maangaab baa ka buuxda.

Posted: Thu Jun 28, 2012 6:31 am
by Twist
Ar reer dabodheerna yey ahaayeen? lol

Adiga filinkaan intaad joojisid diracaaga hore maad sheegtid qofyahey? :lol:

Re: Ma anigaa Mise Meshaan Maangaab baa ka buuxda.

Posted: Thu Jun 28, 2012 7:09 am
by DayaxJeclee
Twist wrote:Ar reer dabodheerna yey ahaayeen? lol

Adiga filinkaan intaad joojisid diracaaga hore maad sheegtid qofyahey? :lol:
areey haddaan ku fahmay, hoos aa iiga dhiibee miyaa.
funaanda iska saar aa la igoo soo dhaaweeye. kukiri baad tahayn waa la iigu daray.
adigana Diraa iska bedel lee i dhahaysaa miyaa yaah. war adigana dadka aan ka cararo ayaad noqonaysaa. meeshaan laguma noola.
filin , maweelo iyo majaajilo ma ii shidno. Sareedo cadey dhubay lee ahay. wax ma ku dirin waxna ma gooniin.

Dabodheer: waxaa la yiraahaadaa ciyaal xamar ku dhashay ku koray. haddana dhahaayo state hebel iyo gobol hebel ayaan u dhashay. marka ay ku baranaayaan yaa tahay ayaa ku leeyihiin ka hor magacaag intaysan baraniin. Ceeb Iyo Yaab. gurigeena dabodheer lee uga naqanaa.

Indhodheer: waxaa la dhahaa qof baadiyo ama miyiga kub dhashay. markaad bartida ama uu jidka kugu arko wuxuu ku leeyahay ; Haye ii waran. reerkii see yihiin. haddaa dhibaataysan tahay wuu ku gacan qabaan. waligaan qabiilka ma ku waydiinaayo. waxaa laga yabaa in aad is taqaanaa 5 sano aadan aqoonin qabiilkiisa. Dadka noocaas waan jecelahay waxaan u naqaanaa Ilbax Indhodheer. :D

diraac ma gashto aniga ama cambuur ama Guntiino soomaali. :lol:

Re: Ma anigaa Mise Meshaan Maangaab baa ka buuxda.

Posted: Thu Jun 28, 2012 8:34 am
by DayaxJeclee
[quote="Twist"]Ar reer dabodheerna yey ahaayeen? lol

Dabodheer: waxaa la yiraahaadaa ciyaal xamar ku dhashay ku koray. haddana dhahaayo state hebel iyo gobol hebel ayaan u dhashay. marka ay ku baranaayaan yaa tahay ayaa ku leeyihiin ka hor magacaag intaysan baraniin. Ceeb Iyo Yaab. gurigeena dabodheer lee uga naqanaa.

Indhodheer: waxaa la dhahaa qof baadiyo ama miyiga kub dhashay. markaad bartida ama uu jidka kugu arko wuxuu ku leeyahay ; Haye ii waran. reerkii see yihiin. haddaa dhibaataysan tahay wuu ku gacan qabaan. waligaan qabiilka ma ku waydiinaayo. waxaa laga yabaa in aad is taqaanaa 5 sano aadan aqoonin qabiilkiisa. Dadka noocaas waan jecelahay waxaan u naqaanaa Ilbax Indhodheer.

Adiga Indhodheer maad tahay mise dabodheer :) :lol: