The Legendary President Axmed Siilaanyo flies to the UAE

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

The Legendary President Axmed Siilaanyo flies to the UAE

Post by Khalid Ali »

Madaxweyne Siilaanyo iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo u kicitimay Imaaraadka carabta
June 27th, 2012

a href=”http://www.somaliland.org/images/b/2012 ... ”>HARGEYSA (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta socdaal ugu kicitamay Dalka Isutagga imaaraatka Carabta, iyagoo halkaa kaga qayb geli doona wejigii labaad ee wadahadalada Somaliland ay kula xaajoonayso dalka Somalia oo ay xornimadeeda kala soo noqotay 21 sanadood ka hor. waxaana lagu wadaa inay labadda Madaxweyne kulan yeeshaan maalinta Axadda ee fooda inagu soo haysa.

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed (Siilaanyo) oo madaarka Berbera kula hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in socdaalayo dalka Imaaraadka carabta oo uu kulan kula qaadan doono Madaxweynaha dawladda TFG-da Somalia. waxaanu tilmaamay in wada hadaladani ay daba socdaan shirarkii London lagu qabtay.

“Waxaanu Aniga iyo Weftiga ila socdaaba Haddii ALLE ka dhigo aanu is arki doonaa Madaxweynihii Soomaaliya iyo cidii la socota. Safarkayagan Imaaraadku wuxuu daba joogaa is-aragii labada dhinac ahaa ee dhawaan labada dal London isku arkeen. Waxa shirkan lagaga hadli doonaa wixii danaha labada dal ah. Somaliland waxay mar-walba ay difaacaysaa qaranimadeeda, gooni isu taageeda iyo siday u taagan tahay ee ay wadan madax banaan u tahay,”ayuu yidhi Madaxweynaha Somaliland.

Madaxweynuhu isagoo hadalkiisa sii watay wuxuu yidhi “Waa tii shirarkii London ka dhacay lagaga wada tashay inay Somaliland iyo Soomaaliya wada hadlaan oo sidii lixdankii ay iskugu darsadeen Somaliland iyo Soomaaliya loo wada hadlo. Wada hadalkanna kuwaasi ayuu daba joogaa. Waxaanu noqonayaa mid heer madaxweyne ah oo ay is arkayaan Madaxweyneyaasha labada dal.”

“Markaa waxaanu rajaynaynaa inaanu sii xoojino wada hadaladaasi oo aanu qeexno madax-banaanidda Somaliland,”ayuu yidhi Madaxweynaha Somaliland.
<

Madaxweynaha waxaa socdaalkiisan ku wehelinaya Marwada koowaad ee dalka Somaliland Marwo Aamina Sh Maxamed Jirde, Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UDUB Ahna Madaxweynahii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin iyo marwadiisa Hudda Barkhad, Gudoomiyaha Xisbiga Tallada Haya ee Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi, Wasiirka Gaashaandhiga Md. Axmed Xaaji Cali Cadami, Afhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse, xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha iyo Maareeyaha dekadda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed (Xoor-xoor).

Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa madaarka Berbera ku sii sagootiyay Wasiiro iyo masuuliyiin tiro badan. waxaana uu madaarka salaan sharaf kaga qaatay cutubyo ka tirsan Ciidamadda qaranka. Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigiisa waxa sii qaaday Diyaaradda DAALO AIR-LINE.

Madaxweynaha iyo weftigiisa oo maanta duhurkii gaadhay Magaalada Berbera ayaa waxaa halkaas si weyn ugu soo dhoweeyay maamulka Gobolka iyo ka degmada oo ay weheliyaan dadweynaha degmadaasi, halka sidoo kalena dhamaan deegaanada u dhexeeya magaalooyinka Hargaysa iyo Berbera ay dadweynahu weftiga madaxweynaha ku qaabilayeen niyad sami ay ku muujinayeen kalsoonidooda ku wajahan siday uga faraxsan yihiin guulaha ay dawlada Somaliland ka gaadhay kulamada iyo wadahadalada socda ee u dhexeeya Somaliland iyo Somalia, iyagoo sidoo kale dadweynuhu ka rajaynaya in natiijooyinka wadahadaladu noqdaan kuwo ka midho dhaliya aqoonsi ay Somaliland ka hesho beesha caalamka

Image

Image
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: The Legendary President Axmed Siilaanyo flies to the UAE

Post by Cirwaaq »

Wish i had a robotic fly in the room with them... broadcasting me live feeds!

The decision of the Century in the world of the Somalis...

Reason Vs Emotion

Wars have been fought over less...
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: The Legendary President Axmed Siilaanyo flies to the UAE

Post by Khalid Ali »

There is no one better selling the Somaliland case to the world than President Siilaanyo

[youtube]H0mdX72pdtc&feature=player_embedded[/youtube]
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: The Legendary President Axmed Siilaanyo flies to the UAE

Post by sahal80 »

Image :sland: :som: :som: :up:
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: The Legendary President Axmed Siilaanyo flies to the UAE

Post by Cirwaaq »

Future Economic powers of the horn :som: :sland: :dj: :up:

The 3 Amigos

Image
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: The Legendary President Axmed Siilaanyo flies to the UAE

Post by Khalid Ali »

Image
User avatar
Eaglehawk
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3557
Joined: Sun Dec 27, 2009 3:33 pm
Location: God, Clan and Country
Contact:

Re: The Legendary President Axmed Siilaanyo flies to the UAE

Post by Eaglehawk »

who ever thought Somaliland would settle for few development projects, I like to see how they spin the outcome of TFG- Somaliland meetings


siilanyo: wa nala aqoonsan, ha wale. dee calamki ba walanwaynti ku gasbay

wariye:madaxwayne hadi nala aqoonsaday UNka member ma ka nahay

siilanyo: aqoonsigu wa shacabka, shacabka Somaliland uma bahna UN, suaasha xun ka daa shacabka fagashti dishay

wariye: lakin madaxwaynne sovereignty baan sheeganay, sovereignty meesha laga aqoonsado wa UN ee maha wax shacab ee aqoonsan karaan

siilanyo: jaw, war kaani yar ma walawayn ba, suaal badana, war qaran ba nahay UN ya uu bahan duriyadi sheik isaaq ba ba nahay, iga wale riyo baan sheik isaaq ku arkay, nabiga ku saliya, aqoonsigu wa keenya

wariye : jaw
siilanyo naw
User avatar
NewHargeisaGirl
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4876
Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am

Re: The Legendary President Axmed Siilaanyo flies to the UAE

Post by NewHargeisaGirl »

Did he I mean she go there to deliver the baby? he looks very pregnant :lol: disguising ol' man
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: The Legendary President Axmed Siilaanyo flies to the UAE

Post by Khalid Ali »

Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamad Maxamuud Siilaanyo

[youtube]2FC6dSXrecY#![/youtube]
User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

Re: The Legendary President Axmed Siilaanyo flies to the UAE

Post by Madelina »

Image


We better get our recognition or else :x
LondonLad
Posts: 65
Joined: Thu May 24, 2012 5:30 pm

Re: The Legendary President Axmed Siilaanyo flies to the UAE

Post by LondonLad »

President Silanyo is a straight up Legend.

BSc and Masters in Economics from Manchester University in the mid 60s, this is when no-one ever use to go for a Masters not like nowadays.

Also, he left his plush job in the Ministry of Commerce under Afwayne to go co-ordinate SNM fighters in the Bush.

Not forgetting this is the man who lost to Dahir Riyale Kahin in 2003 by 80 votes and chose not to contest it as he said it will bring civil war to the nation.

Silanyo what a man, what a president.

Viva Le Republica!!! :sland: :up: :sland: :up: :sland: :up:
User avatar
CaliBurco
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Tue Apr 10, 2012 1:36 pm

Re: The Legendary President Axmed Siilaanyo flies to the UAE

Post by CaliBurco »

Madelina wrote:Image


We better get our recognition or else :x
Body language tells us who's boss.

Can someone post the images from hadhwanaag. I'm posting from my fone.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: The Legendary President Axmed Siilaanyo flies to the UAE

Post by SahanGalbeed »

Silanyo is the man , no doubt about it :up:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: The Legendary President Axmed Siilaanyo flies to the UAE

Post by FarhanYare »

Newhargeisagirl wrote:Did he I mean she go there to deliver the baby? he looks very pregnant :lol: disguising ol' man
why you self hating aren't you isaaq?
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: The Legendary President Axmed Siilaanyo flies to the UAE

Post by FarhanYare »

CaliBurco wrote:
Madelina wrote:Image


We better get our recognition or else :x
Body language tells us who's boss."

Can someone post the images from hadhwanaag. I'm posting from my fone.
silaanyo is like " oh that went well, if only futoole was as happy as shariif but why do i care :lol: "
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”