Page 1 of 2
Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
Posted: Thu Jun 28, 2012 4:41 am
by DayaxJeclee
Harbaryartay maahmaah ayeey nagu dhamaysay.
Wiilaasha iyo gabdha aan wax baranin ama shaqasanynin waxay tiraahdaa:
Qurbo joog oo wax qabsanin waa qasaaro.
Ku lacagta soomaaliya u aruuriya waa ka shakisa, iyadoo u malaynayso waxay haddaa lee yihiin iyo waxa ayaa ku samaayn doonaa in ay kala duwantahay.
Saddex lalama dego. Fulay daan daansi Badan, doqon fiiro taqaan iyo bakayla damac yaqaan.
she told somali man who want to open second shop. Miro faraaqa kuugu Jiro kuwa geed saaran looma daadiyo. lixbilood buu kuu furan yahay dugaankee halkee u bood boodi.
Another somali PHD holder . waxay ku tira haddii . Af tahayn ma tihid sidee siyaasada soomaalida uga qabgali. waab lagu kor sheekaysan karaayee.
Reer kasto oo soomaali habaryartay oo kale way qabaan.
Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
Posted: Thu Jun 28, 2012 5:19 am
by Maandhow
Habaryarta waxaa laga yaabaa in ay tahay qof murti badan oo laga faaiidaysan karo, waxaa fiicnaan lahayd wixii murti ah oo ay ku hadasho in laga qoro si mustaqbalka loo daliishado luuqadda ahaan iyo xikmad ahaanba.

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
Posted: Thu Jun 28, 2012 5:26 am
by DayaxJeclee
Maandhow wrote:Habaryarta waxaa laga yaabaa in ay tahay qof murti badan oo laga faaiidaysan karo, waxaa fiicnaan lahayd wixii murti ah oo ay ku hadasho in laga qoro si mustaqbalka loo daliishado luuqadda ahaan iyo xikmad ahaanba.

Mar marka qaarkood dadka laga nixiyo. markasta loo maahmaaho. wiilka Phd wato, soomaali ma taqaani bay ku tiri, niyada dadka laga jabiyo. wadada toos si qaboow baa loo tusaa.

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
Posted: Thu Jun 28, 2012 5:58 am
by Maandhow
Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
Posted: Thu Jun 28, 2012 6:16 am
by DayaxJeclee
walaashay ayaa guursanayaa waxaa kula tilasay. wiilka cidiisa ayaa casumay, markaas habaryar waxay tiri markaad u tagtida wiilka reerkiisa inta badan ha hadli, u jawaab waxkastoo lu waydiiyo, hilbi ha cunin haddii aad cuntidna ha caalaanjin.
walaashay ma shaqayso. markasta dirac bay soo gadataa. waxay ku waanisay in aay wiilka lacagtii dhamaanin waxay tiri .
I qalaji waan ku qalajinaa
ii qabooji waan kuu qaboojina.
waan garan waayney . misey tiri waxaan ula jeedaa , shaqo raadso intii aad ilmo dhalin ee gacansii wiilkaa aad isguursanaysaan , lacagtiisana ha dhamaynin. adiga ilmahoo oo gaajo wato ma rabo in aad i imaatan. guri idiima haayo kulaah. intay ka kacday oo iska dhaqaaqday. YAAB aanaga soo horay
Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
Posted: Thu Jun 28, 2012 8:37 am
by Maandhow
habar yar universaltv in laga waraysto diyaar ma u tahay???
Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
Posted: Thu Jun 28, 2012 8:42 am
by DayaxJeclee
Maandhow wrote:habar yar universaltv in laga waraysto diyaar ma u tahay???
maah maahdee xuduuda ma lahan. dharka aad ku labisantahay way ku maah maah.
Maandhow intee adiga joogtaa? waa lagu baraa haddii aad rabtid.
Gantaalka lama gabato.
Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
Posted: Thu Jun 28, 2012 12:45 pm
by Maandhow
Visa maa isoo diri lahayd ?

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
Posted: Sat Jun 30, 2012 12:11 pm
by DayaxJeclee
Maandhow wrote:Visa maa isoo diri lahayd ?

Visa uma baahna. haddii aad london joogto. waa lagu baraayaa, hase yeshee wixii afka habaryertay ka soo dego, ama ha fiicanaaday ama ha xumaadanaa masuulka ma kama ihi

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
Posted: Sat Jun 30, 2012 2:47 pm
by Maandhow
I will make a deal with you, you take the compliment and i will take the critic
let's make an appointment to see your habaryar
Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
Posted: Sat Jun 30, 2012 3:08 pm
by DayaxJeclee
Deal.
adiga suugaanta soomaalida ma xisaysaa? haddii ay haa tahay

.
Meshaan dad qabiil wareeriya ayaa ka buuxo.
sabaabadii beerkii iyo wadnihii ayaad ku sugan tahay baa lagu yiri. ka dib waxaan ogaaday in uusan wiilki aftahan ahayn, wuxuu ii soo qoray erayo hees soomaali ah.
dib danbe ula hadlin
habaryar ayaa cudurkeeda igu daaratay ka waran hee. iska ilaali adigan yaan kugu daaraninay.
waan ku baraayaa gacalka maandhow.
Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
Posted: Sat Jun 30, 2012 3:16 pm
by Maandhow
Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
Posted: Sat Jun 30, 2012 3:20 pm
by DayaxJeclee
Maanka soo daa. ha is xirxirin . ha igu butaacin tartiib lee igu sheeg waxaad rabtid. aniga waan ku daadihinaa.

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
Posted: Sat Jun 30, 2012 3:24 pm
by Maandhow
Aabaheeey ducadiiisa waa soo muuqanooosaa

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
Posted: Sat Jun 30, 2012 3:29 pm
by DayaxJeclee
Maandhow wrote:Aabaheeey ducadiiisa waa soo muuqanooosaa

araay afar indhood ma ihi, hase yeeshee aabahaa ducadiisa hab aan siinaa
ka waran hee? yaa aabaha mandhow ducadiisa diida karo
