Page 1 of 3
President Siilaanyo makes peace with SSC jabhad leader
Posted: Sat Jun 30, 2012 3:13 pm
by CaynabaX
Madaxweynaha Somaliland Iyo Xaglo-toosiye oo ku heshiiyay inay ka wada shaqeeyaan Nabad-gelyada
June 30th, 2012 Comments Off
DUBIA (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Waxa uu maanta ku qaabiley Qasriga uu degan yahay ee MINA-SALAAMA HOTEL ee magaaladda Dubia, Hogaamiyaha Kooxdii SSC, Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglatoosiye), oo ay isla qaateen inay ka wada shaqeeyaan nabadgelyadda gobolada Sool iyo Buuhoodle.
Sidaasi waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu caawa magaalada Dubia ka soo saaray Afhayeenka madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ka mid ah weftiga madaxweynaha ee sugan dalka Imaaraadka carabta, waxaanu war-saxaafadeedkaasi u dhignaa sidan:-
“Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Waxa uu maanta ku qaabiley Qasriga uu degan yahay ee MINA-SALAAMA HOTEL, Hogaamiyaha Kooxdii SSC, Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglatoosiye).
Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha SSC waxay ka wada hadleen sidii deegaanada Buuhoodle iyo qaybo ka mida Sool loogu soo dabaali-lahaa nabad-gelyo buuxda oo taam ah.
Madaxweynaha iyo Gudoomiyuhu waxay istu-seen isla markaana kuwada Qanceen baahida ay shacbiga deegaanadaasi u qabaan in ay walaalahooda dalka ee kale la wadaagaan horumarka dhanwalba leh ee wax-barashada, Caafimaadka, Nabad-gelyada iyo Adeeg-yada kale ee ay noloshu u baahan tahay oo dhan, sida biyaha Iwm.
Ugu danbayn waxa uu Madaxweynuhu balan qaaday inuu dhiniciisa soo dhawaynayo dedaalka lagu soo Af-jarayo khilaafka jira oo dhan, wuxuuna hogaamiyaha SSC-da kula dar-daarmay inuu si dhakhso ah uga hawl-galo.
Re: President Siilaanyo makes peace with SSC jabhad leader
Posted: Sat Jun 30, 2012 3:14 pm
by CaynabaX
Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglatoosiye)na waxa uu balan qaaday inuu ka hawl-gelayo sidii khilaafka loo soo Af-jari lahaa, waxaanu sheegay inay reer soomaaliland yihiin dad wada dhashay oo aan sinaba u kala maarmaynin, Dantuna ay ku jirto wax-wada qabsiga iyo wada jirka.”
Re: President Siilaanyo makes peace with SSC jabhad leader
Posted: Sat Jun 30, 2012 3:17 pm
by Rightwing
Isn't he teathless now?
Re: President Siilaanyo makes peace with SSC jabhad leader
Posted: Sat Jun 30, 2012 3:18 pm
by CaliBurco
Chow. I want to hear from the qurjiles.
Re: President Siilaanyo makes peace with SSC jabhad leader
Posted: Sat Jun 30, 2012 3:28 pm
by CaynabaX
Rightwing wrote:Isn't he teathless now?
Ma waxaad leedahay asaagoo sakhraansan ayuuu Siilaanyo iyo Xirsi la kulmay?

Re: President Siilaanyo makes peace with SSC jabhad leader
Posted: Sat Jun 30, 2012 3:36 pm
by Rightwing
CaynabaX wrote:Rightwing wrote:Isn't he teathless now?
Ma waxaad leedahay asaagoo sakhraansan ayuuu Siilaanyo iyo Xirsi la kulmay?

Maya iminka powerless oo dhulozkii way eryeen ninkan Saleebaan Xaglo.
Re: President Siilaanyo makes peace with SSC jabhad leader
Posted: Sat Jun 30, 2012 4:01 pm
by siren
You do know he's just a citizen of Khaatumo state and holds no position? Your so called "President" should be ashamed of taking photo-ops with any Dhulbahante rejects..

Re: President Siilaanyo makes peace with SSC jabhad leader
Posted: Sat Jun 30, 2012 4:03 pm
by Siciid85
Suxbanallah! daadkan have taken sii soco soo soco to another level. It reinforces the wide held streotype of them being people who don't have principles.
Re: President Siilaanyo makes peace with SSC jabhad leader
Posted: Sat Jun 30, 2012 4:33 pm
by siren
You guys are the desperate ones that contacts any disgruntled Dhulbahante politician, can't get lower than that dude..

Re: President Siilaanyo makes peace with SSC jabhad leader
Posted: Sat Jun 30, 2012 4:50 pm
by Siciid85
This is not any "Dh" though but the former so called president of SSC lol..... i will not go further ceebta ayii ini astuuraya. The old siciid would have laughed but this is not a laughing matter rather a sad state of affairs.
Re: President Siilaanyo makes peace with SSC jabhad leader
Posted: Sat Jun 30, 2012 5:02 pm
by original dervish
there will never be peace until the aggressors follow their clansmen out of our lands.
Re: President Siilaanyo makes peace with SSC jabhad leader
Posted: Sat Jun 30, 2012 5:04 pm
by Conqueror
The filthy so-called "Hospital" shack be built in Buuhoodle has to be demolished.

Re: President Siilaanyo makes peace with SSC jabhad leader
Posted: Sat Jun 30, 2012 5:06 pm
by original dervish
haha......all of silanyos horses and all of silanyo`s men cound`nt set foot in buhoodle.
Re: President Siilaanyo makes peace with SSC jabhad leader
Posted: Sat Jun 30, 2012 6:03 pm
by CaliBurco
siren wrote:You do know he's just a citizen of Khaatumo state and holds no position? Your so called "President" should be ashamed of taking photo-ops with any Dhulbahante rejects..

original dervish wrote:there will never be peace until the aggressors follow their clansmen out of our lands.
Conqueror wrote:The filthy so-called "Hospital" shack be built in Buuhoodle has to be demolished.

Yep, they're mad. Daaroods keep getting owned.
Cot damn, their former leader, the one they were bombarding this forum with countless of topics and posts regarding him, their candidate who was running for the puntland faro taag presidential elections has crawled to Silaanyos bedroom on hands and knees to shake his hand.
Re: President Siilaanyo makes peace with SSC jabhad leader
Posted: Sat Jun 30, 2012 6:37 pm
by ZubeirAwal
Cali, watch their new leader, or their 3rd or 4th president of the legendary " darwiiishi state" shake hands with silaanyo , xirsi gaab iyo ina bixi next year.
Wallahi dadkan are in disbelief, they believe some sort of messiah will liberate them

.