Page 1 of 1
MR.president in djbouti
Posted: Tue Jul 03, 2012 10:47 am
by FBISOMALIA
Jabuuti(Pi) Madaxweynaha Dowlada Puntland ee Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed ayaa maalmahaa howlo shaqo u joogey Dalka Jabuuti ka dib markuu kasoo kicitimey Dubia oo uu uga qayb galay shir caalami ah oo looga hadlayey La dagaalanka Burcad Badeedka.
Madaxweynaha ayaa kulamo muhiim ah ku leh Dalka Jabuuti, waxaana la filayaa inuu maalmaha soo socda dib ugu soo laabto Dalka oo uu in mudo ah ka maqnaa.
Labadii bilood ee lasoo dhaafay ayaa Madaxweynaha oo uu weheliyo Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdullaahi Axmed Jamac Ilka Jiir waxay ka qayb galeen kulamo muhiim ahaa oo ka dhacay Dalalka Itoobiya, Hindiya, Turki, Kenya iyo Emaaraatka, kuwasoo looga hadlayey Arimaha Soomaaliya, inkastoo safarka Hindiya ahaa mid ugaara Dowlada Puntland.
Maalmaha soo socda ayuu Madaxweynuhu imaanayaa Garowe.
Puntlandi.com
Re: MR.president in djbouti
Posted: Tue Jul 03, 2012 12:01 pm
by Keyse_0208
Re: MR.president in djbouti
Posted: Tue Jul 03, 2012 12:24 pm
by FBISOMALIA
now tell me who told him to set down

Re: MR.president in djbouti
Posted: Tue Jul 03, 2012 12:32 pm
by Keyse_0208
Re: MR.president in djbouti
Posted: Tue Jul 03, 2012 12:54 pm
by tightrope
IT LOOKS LIKE FAROOLE IS STANDING UP DUMBASS
Re: MR.president in djbouti
Posted: Tue Jul 03, 2012 1:16 pm
by FBISOMALIA
so he mean now galmudug president and somaliand president are the true presidents and faroole not ....!!!!
Re: MR.president in djbouti
Posted: Tue Jul 03, 2012 4:01 pm
by Pwani
tightrope wrote:IT LOOKS LIKE FAROOLE IS STANDING UP DUMBASS
he doesnt want to acknowledge that,dont burst his bubbles..wa daaciif farole ku sasay!
Re: MR.president in djbouti
Posted: Fri Jul 06, 2012 11:55 am
by nomadicwarlord
Is it me or Silaanyo got a beer-belly.