
Rome(Pi) Shirka kooxda Xiriirka Caalamiga ee Arimaha soomaaliya ayaa shirkoodu kusoo gabagaboobi doonaa maanta magalada Rooma ee Dalka talyaaniga, maanta waxaa laga hadlayaaa Arrimaha ku saabsan amniga & cadaaladda, Sidii dib u habeyn loogu sameyn lahaa kooxda xiriirka caalamiga ah (contact group-ka) iyo Sidii loo taageeri lahaa AMISOM & Ciidamada nabadgelyadda Soomaaliya.
Dowlada Puntland Waxaa shirka uga qayb galaya Wasiiru dowlaha Xiriirka Caalamiga Cabdulqaadir Cabdi Xaashi iyo Wasiirka Waxbarashada Cabdi Faarax Saciid (Juxa) .