26 June not celebrated in SL
Posted: Wed Jul 04, 2012 6:00 am
Wa maalin weyn oo qadarin ka mudan dhaman umada Somaliyeed maalintaas oo ah markii gumaysigii Ingriiska ay gobolada waqooyi galbeed ee Somaliya xoriyadoodi ka qateen , lakii fidiyow weriye kasoo duubay haba yaratee wax xusid ah lama samayn meelaha ay ka mid tahay magalooyinka wa weyn sida Burco , mar uu weydiiyey dadka shicibka ah waxayba u ekayd inay jeesjeesayan oo iska dhigayan kuwa aan aqoonba malinta macnaheeda , lakiin qaarna kuba khaldeen 18 May oo ah maalinta ay u bixiyeen gooni isu taaga SL.