Page 1 of 16
Kooyaame Reer Khaatumo Seaside Town in Waamo(Pics)
Posted: Fri Jul 06, 2012 9:34 am
by GutaleDulane
dadka ka Soo jeedda beesha DHulbahante ee ku dhaqan Gobolka Jubba Hoose ayaa Waxay degaan Seddex Magaalo oo la kala yiraahdo Mandheerkorima,Waldayna iyo
degmo cusub oo hadda la aasaasay oo la yiraahdo kooyaame oo ku dhow magaaladda Kismaayo,magaaladdan oo ah Magaaladda Cusub oo ay qurba joogta maal gashtaan ayaa waxay leedahay xeeb iyo barriba,
Gudoomiye Xilliggii Talyaanigga:
Ugaas Baqow ayaa Waxaa SHirkan kala qayb galay Xaaji xerow Macalim Nuur oo issaguna Taariikh dheer Gobolka ku leh,Xaaji Xerow ayaa Wuxuu ahaa Gudoomiyhii Degmadda Jamaame Xilligii Talyaanigga uu haystay Soomaaliya, Siddoo Kale Wuxuu kala oo la Soo shaqeeyey Dowladdii Soomaaliya.
Xildhibaano:
Waxaa kale oo Shirka ka qayb galay ragg kale oo ka soo jeeddo Gobolka Jubbadda Hoose oo la kala yiraahdo Cali yaasiin Madar iyo Axmed Yaassiin oo iyagana Xildhibaano ka Maamulka Azania ee Laga Dhisay Jubbadda Hoose Xildhibaano ka ah.
Re: Kooyaame Reer Khaatumo Seaside Town in Waamo(Pics)
Posted: Fri Jul 06, 2012 10:04 am
by Siciid85
Koyama is one of the Bajuni lands of the Bajuni people, what is this rubbish?
https://docs.google.com/viewer?a=v&q=ca ... 3LIkL5tctQ
Re: Kooyaame Reer Khaatumo Seaside Town in Waamo(Pics)
Posted: Fri Jul 06, 2012 10:23 am
by SOM1960
Re: Kooyaame Reer Khaatumo Seaside Town in Waamo(Pics)
Posted: Fri Jul 06, 2012 10:30 am
by SOM1960
Re: Kooyaame Reer Khaatumo Seaside Town in Waamo(Pics)
Posted: Fri Jul 06, 2012 10:31 am
by Substance
Re: Kooyaame Reer Khaatumo Seaside Town in Waamo(Pics)
Posted: Fri Jul 06, 2012 10:40 am
by Siciid85
Kooyaame(in Somali) is a island/jasiiraad it is the same as Koyama(in English) i believe. Thus it is one of the Bajuni islands.
Re: Kooyaame Reer Khaatumo Seaside Town in Waamo(Pics)
Posted: Fri Jul 06, 2012 10:46 am
by SOM1960
You are confusing Kooyaame Kundeeqa and the Koyama island. One is a coastal town, and the other is an island.
Re: Kooyaame Reer Khaatumo Seaside Town in Waamo(Pics)
Posted: Fri Jul 06, 2012 10:50 am
by Siciid85
The OP only said Kooyaame in his title. Can you provide us with a map where "Kooyaame Kundeeqa" is exactly located?
Re: Kooyaame Reer Khaatumo Seaside Town in Waamo(Pics)
Posted: Fri Jul 06, 2012 10:55 am
by Meseret
Sciid85
I heard from a habar yonose friend that your clan is declaring your own state on the Dallo meeting

Re: Kooyaame Reer Khaatumo Seaside Town in Waamo(Pics)
Posted: Fri Jul 06, 2012 11:01 am
by SOM1960
Its located apprx some 45km south of Kismayo. Never seen a map of it. Its being developed by the Dhulbahante waamo community.
Re: Kooyaame Reer Khaatumo Seaside Town in Waamo(Pics)
Posted: Fri Jul 06, 2012 11:30 am
by Babygirl-
My family bought land there.

Re: Kooyaame Reer Khaatumo Seaside Town in Waamo(Pics)
Posted: Fri Jul 06, 2012 11:33 am
by tightrope
MASHALLAH. GOOD TO KNOW DHULLOS ARE DOING WELL IN JUBAS.
SICIID IS MAD BECAUSE HE KNOWS GODANE AND HIS FELLOW CLANSMEN WILL BE KICKED OUT OF THE SOUTH SOON INSHALLAH.

Re: Kooyaame Reer Khaatumo Seaside Town in Waamo(Pics)
Posted: Fri Jul 06, 2012 11:44 am
by Siciid85
SOM1960 the article dating back to 2009 said 42km, 42km south of Kismaayo is the southern part of the Kooyaame island and surrounding area. We will await a future map/sources for confirmation.
tightrope wrote:
SICIID IS MAD BECAUSE HE KNOWS GODANE AND HIS FELLOW CLANSMEN WILL BE KICKED OUT OF THE SOUTH SOON INSHALLAH.

I have no stake in Kismaayo when it comes to the south but elsewhere.
Re: Kooyaame Reer Khaatumo Seaside Town in Waamo(Pics)
Posted: Fri Jul 06, 2012 12:00 pm
by Thuganomics
.
Re: Kooyaame Reer Khaatumo Seaside Town in Waamo(Pics)
Posted: Fri Jul 06, 2012 12:14 pm
by tightrope
Babygirl- wrote:My family bought land there.


BUYING LAND THERE AINT CHEAP
